Wednesday, September 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiro iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo daah furay banki cusub oo laga hirgeliyay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Wasiiro iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo daah furay banki cusub oo laga hirgeliyay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray Bankiga cusub ee AGRO Bank kaas oo qeyb ka qaadan doono dhiiragalinta wax soo saarka Dalka.

Munaasabad kooban oo lagu qabtay Muqdisho ayaa waxaaa ka qeyb galay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya, Maamulka Gobolka Banaadir, ganacsato iyo marti sharaf kale, waxaana isa soo taraya ganacsatada Soomaaliyeed ee ka qeyb qaadaneysa horumarada dhaqaale ee uu dalka ku talaabsanayo iyo maaligelinta ay ganacsatadu ku sameysaneyso magaalada Muqdisho.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026

Axmed Cabdi Xaalin Madaxa howlgelinta AGRO Bank ayaa sheegay in Bankigan ay shaqadiisu tahay Beeraha iyo dhiri gelinta wax soo saarka Dalka.

Guddoomiyaha rugta ganacsiga Soomaaliya Maxamuud Cabdikariin Gabeyre iyo Guddoomiye ku-xigeenka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Maryan Macalin ayaa sheegay inay la shaqeynayaan maamulka bankiga cusub.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Cumar Filish ayaa tilmaamay in tani ay fursad u tahay hay’adaha kala duwan ee dalka, loona baahanyahay in gacansatada la dhiiri geliyo.

Wasiirka Beeraha Soomaaliya Mudae Saciid Xuseen Ciid iyo Wasiirka Ganacsiga  Eng Cabdullaahi Cali Xasan ayaa si wada jir ah u soo dhaweeyay ganacsatada ku dhiiratay hirgelinta bankigan cusub,

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo iyo dhiggiisa Eriteriya oo kulan ku yeeshay Asmara

Next Post

JOINT COMMUNIQUE ON THE VISIT OF THE PRESIDENT OF SOMALIA, H.E MOHAMMED ABDULLAHI MOHAMMED TO ERITREA

Next Post
JOINT COMMUNIQUE ON THE VISIT OF THE PRESIDENT OF SOMALIA, H.E MOHAMMED ABDULLAHI MOHAMMED TO ERITREA

JOINT COMMUNIQUE ON THE VISIT OF THE PRESIDENT OF SOMALIA, H.E MOHAMMED ABDULLAHI MOHAMMED TO ERITREA

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026
0

Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

September 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In