Saturday, August 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Amniga oo howlgallo ka fuliyay Degmada Boondheere

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Amniga oo howlgallo ka fuliyay Degmada Boondheere
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

ciidamo ka Tirsan Booliska Soomaaliya ayaa   xalay howlgal dad badan lagu qabqabtay ka sameeyay Xaafado ka tirsan degmada Boondheere ee Gobolkan Banaadir.

Ciidamada oo watay gaadiidka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa ay howlgalka ka sameeyeen Xaafadaha ay ka koobantahy Dagmada Boondheere

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Waxana ciidamada ayaa howlgaladaasi  ku soo qab qabteen Dhalinyaro aad u fara badan òo lagu Tuhunsanyahay in Fallal amni daro ay ka wadeen Dagmadas,waxan ay ciidamadu ay sii dayeen dhalinyardasi qaarkood markii waxa Danbi ah lagu waayay iyagoona ciidamada ay  ka xeysteen Tiro kamid ah dhilinyardii ay Hollgalka ku so qabteen.

Laamaha amniga Soomaaliya weli wax  faah faahin ah kama bixin  waxyaabaha ay howlgalkaas kusoo qabteen,hayeeshee Todobaadkii la soo dhaafay ayaa Ciidamada Dowladda waxaa ay howlgallo ka fuliyeen degmooyinka,Warta-Nabadda, Waaberi,Xamar Jajab, Xamarweyne, iyada oo xalay laag fuliyey degmada Boondheere ee Gobolkan Banaadir

Previous Post

Xildhibaanada Galmudug oo diyaar garow ugu jiro doorashada Gudoonka Barlamaanka Galmudug.

Next Post

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Magacaabay Agaasimaha Waaxda Waxbarashada ee Gobolka Banaadir.

Next Post
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Magacaabay Agaasimaha Waaxda Waxbarashada ee Gobolka Banaadir.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Magacaabay Agaasimaha Waaxda Waxbarashada ee Gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In