Tuesday, March 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Guddoomiye Isboortiga G.Banaadir Md. Xasan Aadan Xaaji Yabarow Wiish oo soo xiray tartanka kubadda Cagta lamaha degmada Howlwadaag

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Guddoomiye Isboortiga G.Banaadir Md. Xasan Aadan Xaaji Yabarow Wiish oo soo xiray tartanka kubadda Cagta lamaha degmada Howlwadaag
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartanka oo ay qeyb galeen 16-ka laan ee ay degmada Howlwadaag ka kooban tahay waxaa fiinaalka isugu soo haray laamaha Xamar jadiid iyo Nasrudiin, waxaana xafladda xeritanka kasoo qeyb galay guddoomiyaha Isbortoga Gobolka Banaadir, Guddoomiyaha Degmada Howlwadaag, howladeenada isboortiga degmada Howlwadaag iyo marti sharaf kale.

Guddoomiye Xasan Aadan Xaaji Yabarow Wiish oo tartanka soo xeray ayaa sheegay in tartanka uu sare u qaadayo is-dhexgalka dhallinyarada degmada isla markaana Howlwadaag ay tahay degmada koowaad ee sandkan bilowga ah qabato tartan heer laamo ah kaasoo oo ay ugu diyaargaroobaan ciyaaraha sanadlaha ee degmooyinka Gobolka Banaadir, waxuuna hambalyo u diray laanta Xamar Jadiid oo koobka tartanka ku guuleysatay kadib markii ay 3-1 uga qaaday laanta Nasrudiin.

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

March 2, 2026

Previous Post

Maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Shabaab oo Ciidamada Dowlada isu soo dhiibay “Sawirro”

Next Post

Argagixisada Al-shabaab oo dad shacab ah ku dilay Sh.Hoose

Next Post
Argagixisada Al-shabaab oo dad shacab ah ku dilay Sh.Hoose

Argagixisada Al-shabaab oo dad shacab ah ku dilay Sh.Hoose

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

March 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka telefoonka kula hadlay Dhaxal-sugaha Dowladda aan walaalaha nahay ee Kuwayt...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda Qaranka oo howlgal qorsheysan ku dilay Horjooge ka tirsan Khawaarijta

March 2, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay deegaanka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo 125 Booyadood oo Biyo ah Ku Wareejiyay Guddiga Gurmad Abaaraha Degmada Wisil

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo 125 Booyadood oo Biyo ah Ku Wareejiyay Guddiga Gurmad Abaaraha Degmada Wisil

March 2, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Gurmadka Abaaraha Galmudug, ayaa maalintii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In