Thursday, November 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday Hindise sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Golaha Aqalka sare oo ka dooday Hindise sharciyeedka ladagaallanka musuq maasuqa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubnaha Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankooda 34aad ee kalfadhiga 6aad ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare  Cabdi Xaashi Cabdullaahi, iyadoo ay goob joog ahaayeen Guddomiye Ku-xigeenka 1aad  Aqalka Sare Senatar Abshir Maxamed Axmed iyo Guddomiye Ku-xigeenka 2aad Golaha Aqalka Sare ee Senatar Mowlid Xuseen Guhaad.

Ajendaha kulanka ayaa ahaa ka doodista Akhrintii 2aad ee Hindise-sharciyeedka Dooroshooyinka Qaranka  heer Federaal.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada

Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada

November 11, 2026
Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay horumarinta arrimaha Dalxiiska labada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay horumarinta arrimaha Dalxiiska labada dal

November 11, 2026

Xubnaha Golaha Aqalka Sare ayaa gudagalay ka doodista qodobada Hindise Sharciyeed Dooroshooyinka Qaranka  heer Federaal, iyagoo fikirkooda ka dhiibtay, soona jeediyay in la caddeeyo qoondada haweenka ee 30% si kaalinta dumarka ay u noqoto mid muuqato, isla markaana aysan noqon mid gor gortan gasha.

Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa baaq u jeediyay siyaasiyiinta, waxgaradka iyo qaybaha bulshada Galmudug in ay xaaladda dajiyaan isla markaana ay ka shaqeeyaan dhismaha dowlad goboleedka Galmudug.

 

Previous Post

Qaar ka mid ah Wadamada Caalamka oo galay xaalad deg deg ah oo ka dhan ah Viruska Corona

Next Post

Al-Shabaab oo lagala wareegay deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan

Next Post
Al-Shabaab oo lagala wareegay deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan

Al-Shabaab oo lagala wareegay deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan

Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada

Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada

November 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay horumarinta arrimaha Dalxiiska labada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay horumarinta arrimaha Dalxiiska labada dal

November 11, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha ka dhacay kulan dhexmaray wafdi ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo...

Hay’adda SoDMA oo agab muhiim ah guddoonsiisay bulshada Beladweyne

Hay’adda SoDMA oo agab muhiim ah guddoonsiisay bulshada Beladweyne

November 9, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka ee SoDMA ayaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ka Baxisay Agabka aan cunnada aheyn (NFIs ) oo...

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Munaasabadda Caleema-saarka hoggaanka Hirshabelle

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Munaasabadda Caleema-saarka hoggaanka Hirshabelle

November 8, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha dib loo doortay ee Dowlad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In