Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Al-Shabaab oo lagala wareegay deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Al-Shabaab oo lagala wareegay deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Macawuusleeyda ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ka wada deegaannada Bari ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta Al-Shabaab kala wareegtay deegaanno dhowr ah oo horay ay gacanta ugu haayeen argagxisada.

Deegaanada ay ciidankaasi Al-Shabaab kala wareegeen waxaa kamid ah Hees Oroton iyo Madhooy oo hoostaga Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan, muddoyinkan dambaneΒ  Al-Shabaab ay maamulayaan, halkaasi oo ka mid ah meelaha ay dadka ku dhibaateyn jireen.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Warkan waxaa Warbaahinta u xaqiijiyay Cabdiqaadir Axmed Maxamuud oo loo yaqaano (Bilig Bilig), oo sheegay in uu yahay Taliyaha Ciidanka Macawuusleeyda ee dhanka bari ee Gobolka Hiiraan.

Taliyaha ayaa ugu baaqay ciidanka xoogga dalka iyo AMISOM in ay garab siiyaan dadka deegaanka ee iskood isku abaabulay oo gar waaqsaday in ay dhaq-dhaqaaqa Al-Shabaab dagaal la galaan.

Qaar kamid ah dadka deegaanka oo aan xiriir la samaynay ayaa waxaa ay sheegeen in Shabaabka ay isaga carareeb dhulkaasi,kadib markii dadka deegaanada waqooyi u diyaar garoobeen dagaal.

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa dhawaan howlagllo kalaΒ  duwan ka sameeyay deegaanno u dhaxeeya degmooyinka Bula Burte iyo Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Previous Post

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday Hindise sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka

Next Post

Dawladda iiraan oo Sheegtay inay Soo Bandhigayso Dayax Gacmeed Cusub Maalmaha Soo Socda.

Next Post
Dawladda iiraan oo Sheegtay inay Soo Bandhigayso Dayax Gacmeed Cusub Maalmaha Soo Socda.

Dawladda iiraan oo Sheegtay inay Soo Bandhigayso Dayax Gacmeed Cusub Maalmaha Soo Socda.

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In