Monday, June 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska Booliiska Soomaaliyeed isbadal Ku sameeyay Taliska qeybta Booliiska Galmudug iyo degmooyinka

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Taliska Booliiska Soomaaliyeed  isbadal Ku sameeyay Taliska qeybta Booliiska Galmudug iyo degmooyinka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Digreeto ka soo baxday taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa isbadal lagula sameeyay taliskia Booliiska Galmudug iyo degmooyinka

Taliyaha Booliiska Galmudug ayaa loo magacaabey G/Sare: C/Kariin Xussen Macalin , Taliye xigeenka Booliiska Galmudug ayaa isna loo magacaabey G/sare Maxamed Nuur Cali .

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka  Suudaan ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

June 28, 2026
Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

June 28, 2026

Taliyaasha degmooyinka ee la soo magacaabey waxaan qayb ka ah Taliyaha Booliiska Dhuusamareeb oo loo magacaabey Dhamme Burhaan Axmad Rooble ,

Isbadalka ayaa saameeyey Qaybaha Guud ee Gobolada Mudug , Galgaduud iyo Degmooyinka Dhuusamareeb , Caabudwaaq , Hobyo , Xeraale iyo Balamballe, sidokaale degamada Matabaan ee gobolka Hiiraan.

Halkaan hoose ka aqriso

Previous Post

Af qalaad Aqoonta miyaa? (Maqaal)

Next Post

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo Madaxda iyo Wasiirada Cummaan kala shiray Iskaashi Ganacsi oo dhex mara labada dal wuxuuna booqday warshadaha dalkaasi+SAWIRRO

Next Post
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo Madaxda iyo Wasiirada Cummaan  kala shiray Iskaashi Ganacsi oo dhex mara labada dal wuxuuna booqday warshadaha dalkaasi+SAWIRRO

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo Madaxda iyo Wasiirada Cummaan kala shiray Iskaashi Ganacsi oo dhex mara labada dal wuxuuna booqday warshadaha dalkaasi+SAWIRRO

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka  Suudaan ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

June 28, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

June 28, 2026
0

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ayaa maanta kormeer ku tegay Xerada Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Itoobiya

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Itoobiya

June 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray, magaalada Addis...

Danjire Jaamac oo kulamo miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Burkina Faso

Danjire Jaamac oo kulamo miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Burkina Faso

June 28, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In