Tuesday, January 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo Madaxda iyo Wasiirada Cummaan kala shiray Iskaashi Ganacsi oo dhex mara labada dalย wuxuuna booqday warshadaha dalkaasi+SAWIRRO

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo Madaxda iyo Wasiirada Cummaan  kala shiray Iskaashi Ganacsi oo dhex mara labada dalย wuxuuna booqday warshadaha dalkaasi+SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS Inj. Cabdullaahi Cali Xasan iyo weftigii uu hoggaaminayey ee socdaalka shaqo ku joogay wadanka Cummaan oo shirar gaar-gaar ah iyo booqashooyin ku saabsan iskaashi ganacsi oo dhex-mara labada dal ayaa isaga iyo weftigiisa oo uu wehelinayey Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Saldana Cummaan Danjire Cabdiweli Cali Axmed(Jaylaani) waxa ay booqasho ku tageen warshadda soo-saarta Saliidda iyo Warshadda soo-saarta sidoo kale na farsamaysa fiilooyinka xambaara Internet-ka xawaraaraha sare leh ee wadankaasi.

Wasiirka, ayaa madaxda Warshadahan kala hadlay siddii ay u maal-gashan lahaayeen Soomaaliya, waxaana uu ku dhiiri-geliyey inay faracyo warshadahan oo kale ah ay ka furtaan gudaha Soomaaliya.

Related posts

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud oo Soo Bandhigay Guulihii 2025 iyo Qorshayaasha 2026 ka

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud oo Soo Bandhigay Guulihii 2025 iyo Qorshayaasha 2026 ka

January 27, 2026
๐€๐ช๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐จ๐จ ๐€๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ ๐š๐›๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š

Dhanka kale, Inj. Cabdullaahi Cali Xasan waxa uu la kulmay Wasiirka Gaadiidka ee Saldanada Cummaan Md. Axmed Bin Maxamed Al-Futaisi ahna guddoomiyaha shirkadda ASYAD oo ah shirkad maamusha dekadaha iyo weli ba goobaha Ganacsiga ee xorta ah. Waxa kale oo shirkaddani ay ka shaqeysaa daabulka iyo gaadiidka wadankaasi.

Labada Wasiir, waxay ka wada-hadleen sidii ay iskaga kaashan lahaayeen Ganacsiga Gaadiidka isla markaana loo heli lahaa duulimaad toos ah oo Oman iyo Soomaaliya ah. Waxa kale oo ay isla soo hadal-qaadeen siddii loogga faaโ€™ideysan lahaa marin biyoodka isku xidha badweynta Hindiya iyo Badda cas oo uu maro Ganacsiga ugu badan ee iskaga goosha qaaradaha Afrika, Aasiya iyo Yurub.

Wasiiradu, waxa kale oo ay ka wada-hadleen fursadaha Maal-gashi ee ka jira Soomaaliya gaar ahaan dekadaha iyo garoomada diyaaradaha Soomaaliya, waxaana ay isla garteen in labada dhinac ay is-dhaafsadaan aqoonta iyo khibradaha la xidhiidha Ganacsiga Gaadiidka.

Wasiirka ย Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, waxa kale oo uu la kulmay Wakiilka Wasaaradda Beeraha iyo Kalluumaysiga ee dalka Cummaan Dr. Sucuud Bin Xamuud Bin Axmed Al-Xabsi oo ay ka wada-hadleen siddii dalaga Beeraha iyo Kalluunka Soomaaliya looggu iib-geyn lahaa dalka Cummaan iyo inay iska kaashadaan sare-u-qaadidda tayada Kalluunka iyo Dalaga Beeraha.

Previous Post

Taliska Booliiska Soomaaliyeed isbadal Ku sameeyay Taliska qeybta Booliiska Galmudug iyo degmooyinka

Next Post

howlgal lagu soo aruurinaayo Xoolaha oo ka dhacay Muqdisho

Next Post
howlgal lagu soo aruurinaayo Xoolaha oo ka dhacay Muqdisho

howlgal lagu soo aruurinaayo Xoolaha oo ka dhacay Muqdisho

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud oo Soo Bandhigay Guulihii 2025 iyo Qorshayaasha 2026 ka

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud oo Soo Bandhigay Guulihii 2025 iyo Qorshayaasha 2026 ka

January 27, 2026
0

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta qabtay shir ujeedkiisu ahaa soo bandhigidda guulihii la gaaray sannadkii dhammaaday, qorshayaasha sannadka...

๐€๐ช๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐จ๐จ ๐€๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ ๐š๐›๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š

๐€๐ช๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐จ๐จ ๐€๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ ๐š๐›๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š

January 27, 2026
0

Ku-simaha Wasiirka ahna Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Maryan Xuseen, oo ay weheliyaan khubaro ka socday Wasaaradda Caafimaadka...

๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ข๐›๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ญ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐š๐ญ๐š๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Cumar, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay hoggaamiyeyaasha ganacsiga Soomaaliyeed,...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caddaaladda oo war ka soo saartay hannaanka dib u eegista Dastuurka

January 27, 2026
0

Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay ka jawaabeysaa hadallo dhawaan ay jeediyeen qaar ka mid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In