Friday, September 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka Haweenka Qaranka oo deeq isugu jirta raashin iyo xoolo ku wareejiyay ciidanka XDS

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka sameeyay Gobolka Shabeelaha dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqdan oo Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed ay gaarsiiyeen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa isuga jirta raashiin bur, bariis, saliid, xoolo nool oo ka kooban geel iyo ari, kaasi oo ay ku taageerayaan ciidanka xoogga dalka Soomàaliyeed ayaa gaarsiiyay ciidanka xoogga dalka ee ku jira xerada Gordan ee aga gaarka isbital xoogga dalka

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Batuulo Sheikh Axmed Gaballe oo ku wareejisay xoolaha iyo saadka Taliyaha ciidanka dhulka ayaa sheegtay in deeqdan ay tahay mid ay ugu talagaleen ciidanka oo ay ku muujinayaan garab istaagooda.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Sareeyo Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir oo la wareegay deeqdan ayaa u mahadceliyay haweenka Soomaaliyeed, gaar ahaan ururka Haweenka Qaranka sida ay u garab taaganyihiin ciidanka, wuxuuna u sheegay in goor dhaw ay ciidanku ka xoreyn doonaan goobaha fara ku tiriska ah ee argagaxisada ay ugu dhuumaaleysanayaan qeybo ka mid ah wadanka.

Ururka haweenka Qaranka ayaa mudooyinka waday dadaallo ay ku dhiira gelinayaan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed

Previous Post

Wasiirka Waxbarashada oo la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya

Next Post

Jowhar: Hanaanka dib u eegista dastuurka oo laga shiray “SAWIRRO”

Next Post
Jowhar: Hanaanka dib u eegista dastuurka oo laga shiray “SAWIRRO”

Jowhar: Hanaanka dib u eegista dastuurka oo laga shiray “SAWIRRO”

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In