Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Kuunyo barrow

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Hor-jooge ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabaab iyo Ilaaladiisa oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jilib.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War saxaafadeed kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo howl-galka Africom ayaa lagu sheegay in weerar ay ka geysteen Ciidamada wada jira Sh/hoose ay ku dileen xubin ka mid ahaa Al-Shabaab.

Habeenkii xalay oo ay Taariikhdu ahayd 5-ta Maarso, 2020,  Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidanka Mareykanka ee AFRICOM ayaa duqeyn Cirka ah la beegsaday Argagaxisada Al-shabaab ee ku sugan nawaaxiga Kuunya barrow ee Soomaaliya.

Related posts

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026

Weerarkan duqeynta ee laga soo shaqeeyey ayaa lagu dilay Horjooge ka tirsan Argagaxisada Al-shabaab.

Duqeyntan iyo guulahii dhawaan laga gaaray duullaannadii dhulka ayaa tusaale u ah in DFS iyo bah-wadaagteeda Mareykanka ay ku dabajiraan kuwa Argagaxiya Dadka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan.

Hoggaanka Al-shabaab ayaa horay u caddeeyey in weeraradooda ay la beegsanayaan Dowladda Soomaaliya, saaxiibada Geeska Afrika, Dowladda Mareykanka iyo danaha Mareykanka ee Adduunka oo idil.

Hubin ay sameeyeeyn DFS iyo Mareykanka ayaa lagu ogaaday in aysan jirin cid shacab ah oo lagu dilay ama lagu dhaawacay duqeymahan xagga Cirka ah ee la qaaday.

Doorka Mareykanka uga aaddan dedaallada caalamiga ah ayay Ciidanka AFRICOM iyo Hay’adaha kala duwan ee Mareykanka ka caawiyaan Dowladda Soomaaliya hawlaha u yaalla ee ay iyadu hormuudka ka tahay oo ku saabsan ka hortagga iyo iska caabinta in Ururrada Argagaxisadu soo abaabulaan kharbudaad ballaaran.

Dadka Soomaaliyeed si wadajir ah ayay uga soo horjeedaan Al-shabaab iyo gabood-fallada ay kula kacaan Shacabka aan wax galabsan, sida lagu sheegay war saxaafadeedka.

Previous Post

UNHCR welcomes Somalia deposit of the investments of Ratification of the Kampala convention

Next Post

Marwada Koowaad ee Dalka oo Magaalada Baraawe ka Dhagax dhigtay Xarun Caafimaad+Sawirro

Next Post
Marwada Koowaad ee Dalka oo Magaalada Baraawe ka Dhagax dhigtay Xarun Caafimaad+Sawirro

Marwada Koowaad ee Dalka oo Magaalada Baraawe ka Dhagax dhigtay Xarun Caafimaad+Sawirro

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

March 16, 2026
0

The Somali Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, today launched the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In