Ciidamanka Xoogga Dalka iyo Ciidanka Mareykanka ee AFRICOM ayaa duqeyn Cirka ah ku dilay Bashiir Maxamed (Qoorgaab) oo ahaa Abaanduulihii Malleeshiyada Argagixisada ah ee Al-shabaab, madaxii howlgalada Kenya, iyo Xubin kamid ah Golaha fulinta, isagoo mas’uul ka ahaa weerarrada xeryaha Ciidamadda.
Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho
Sanduuqa Qaranka ee Maalgelinta Cimilada (National Climate Fund – NCF) oo kaashanaya Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha (MoEWR), isla markaana...











