Friday, May 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirada Waxbarashada Soomaaliya iyo Ethiopia oo heshiis Is-afgarad ah wada saxiixday

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirada Waxbarashada Soomaaliya iyo Ethiopia oo heshiis Is-afgarad ah wada saxiixday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirada waxbarashada Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa isku afgartay in ay wada saxiixdaan iskaashi waxbarasho oo dhex mara labada dowladood, ka dib markii labada wasiir ku kulmeen magaalada Adis Ababa.

Labada wasiir ayaa sidoo kale ku heshiiyay in ay magacaabaan guddi farsamo oo ka shaqeeya meel marinta heshiiska la saxiixay iyo ka miro dhalinta ahdaafta ku jirta is-afgaradka.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026

Cabdulaahi Goodax Barre, wasiirka waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa dhigiisa Ethiopia la wadaagay horumarka waxbarasho ee dalku gaaray mudadii uu xafiiska joogay.

Wasiirka waxbarashada Ethiopia ayaa dhankeeda balan qaaday in Soomaaliya kala shaqeyn doonaan horumarinta tacliinta.

Kulanka labada wasiir waxaa sidoo kale, mas’uuliyiintii ka qeybgashay kamid ahaa, danjiraha Soomaaliya u fadhiya magaalada Adis Ababa, danjire , Cabdixakim Cabdullahi Cumar iyo saraakiil ka kala socota wasaaradaha labada dal ee Soomaaliya iyo Ethiopia.

Previous Post

Askari Mareykan iyo UK u kala dhashay oo lagu dilay dalka Ciraaq

Next Post

Macwiisley oo horjooge Alshabaab ah ku dishay gobolka Hiiraan

Next Post
Macwiisley oo horjooge Alshabaab ah ku dishay gobolka Hiiraan

Macwiisley oo horjooge Alshabaab ah ku dishay gobolka Hiiraan

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dadka reer Muqdisho aysan diyaar u ahayn in ay ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in midnimada shacabka Soomaaliyeed ay laf-dhabar u tahay geeddi-socodka dib...

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In