Sunday, July 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Gadiidka oo hakisay Dhamaan Duulimaadyada Caalimiga ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Gadiidka oo hakisay Dhamaan Duulimaadyada Caalimiga ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada, Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa sheegay in la joojiyey duulimaadyada Caalamiga ah ee yimaadda Soomaaliya iyo kuwa ka baxa Dalka laga billaabo 18 Bishan illaa iyo 3-da April.

Wasiir Oomaar oo kulan deg-deg ah la qaatay Raiisul wasaaraha Dalka, Xasan Cali Kheyre iyo mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda duulista ayaa sheegay in sababta ay tallaabadan u qaadeen ay tahay feejignaan laga muujianyo Cudurka Coronavirus oo Kiiskiisi ugu horreeyay laga helay Muqdisho.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

July 25, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

July 25, 2026

Mudane Maxamed Cabdullaahi Oomaar, ayaa sheegay in Dowladdu ay mudnaan gaar ah siin doonto Diyaaradaha Dalka u yimmaadda howlaha Bini’aadam-nimo.

Tallaabada Maanta Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ay ku joojisey Duulimaadyada Caalamiga ah ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli maanta kiiskii ugu horreeyey ee Cudurka Coronavirus-ka laga helay Magaalada Muqdisho

Previous Post

Wasiirka Caafimaadka XFS oo xaqiijisay in Kiiskii ugu horeeyay ee Corono Virus ah laga helay Muwaadin Soomaaliyeed

Next Post

Ciidamada xoogga oo si rasmi ah ula wareegay Janaale “Dhageyso”

Next Post
Guddoomiye ku-xigeenka labaad Golaha Shacabka oo xoolo guddoonsiiyay ciidanka ku sugan aagga hore ee Gobolka Shabeelaha Hoose “SAWIRRO”

Ciidamada xoogga oo si rasmi ah ula wareegay Janaale "Dhageyso"

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

July 25, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Caalamiga...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

July 25, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

July 25, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, oo la kulmay Wakiilka Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, oo la kulmay Wakiilka Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya

July 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In