Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Jaamacadda Capital oo arday ka qeyb qaadata wacyigelinta Covid-19 ku wareejiyay waaxda Caafimaadka gobolka Banaadir+Sawirro

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka Jaamacadda Capital oo arday ka qeyb qaadata wacyigelinta Covid-19 ku wareejiyay waaxda Caafimaadka gobolka Banaadir+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Jaamacadda Capital  iyo Agaasinka waaxda caafimaadka gobolka Banaadir ayaa si wadajira ah usoo xiray tababar ku saabsan ka hortaga Cudurka Coronovirus kaas oo Jaamacaddu u qabatay qaar ka mid ah ardayda kulliyadda Culuumta Caafimaadka iyo kulliyadda Daawada iyo qalliinka guud.

Ardayda tababarka loosoo xiray ayaa dadaallada looga hortagayo Faafitaanka Cudurka COVID 19 kala qayb qaadan doona waaxda Caafimaadka Gobolka Banaadir, Wasaarada Caafimaadka iyo Hey’adaha kale ee ku howlan shaqadaan.

Related posts

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026

Guddoomiyaha Jaamacadda Capital Dr. Axmed Gacal Carabow ayaa sheegay in ardayda jaamacadu ay diyaar u yihiin sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen ka wacyigelinta bulshada cudurka Covid-19,wuxuuna waaxda Caafimaadka Gobolka Banaadir ku wareejiyay ardayda dhameysatay tababarka.

Agaasimaha waaxda Caafimaadka Gobolka Banaadir Maxamed Maxamuud Caddow ayaa ku boggaadiyay Jaamacadda Capital sida wanaagsan ee ay diyaar ugu tahay ka qeyb qaadashada wacyigelinta bulshada iyo sidii looga hortegi lahaa xanuunka karoono feyras.

Previous Post

Wasaaradaha Ganacsiga iyo Maaliyadda XFS oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada wasaaradood+Sawirro

Next Post

Horjoogihii argagaxisada Al-shabaab u qaabilsanaa sirdoonka Shabeellaha hoose oo gacanta lagu dhigay

Next Post
Horjoogihii argagaxisada Al-shabaab u qaabilsanaa sirdoonka Shabeellaha hoose oo gacanta lagu dhigay

Horjoogihii argagaxisada Al-shabaab u qaabilsanaa sirdoonka Shabeellaha hoose oo gacanta lagu dhigay

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

April 7, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xildhibaan...

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In