Saturday, May 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga-Wadajirka ee diyaarinta xeerarka Dhammaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka oo hakiyay shaqadooda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Guddiga-Wadajirka ee diyaarinta xeerarka Dhammaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka oo hakiyay shaqadooda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga-Wadajirka ah KMG ee diyaarinta xeerarka Dhamaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa hakiyey Shaqadii uu maalmahanba hayay.

Guddiga-Wadajirka ayaa tilmaamay in sababo la xiriirto cudarka Coronovirus aawadii Guddiga wadajirka ah ee Doorashooyinka Qaranka oo maalmihii lasoo dhaafay kulamo isxogwareysi ah la lahaa Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ay u soo idlaadeen, isla markaana wixii hadda ka dambeeya ay hakiyeen

Related posts

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026

Guddoomiyaha Guddiga Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow ayaa maanta gelinkii dambe shir uu qabtay ku sheegay in shaqadii Guddiga ee socotay la hakiyey cabsi laga qabo faafidda cudurka Coronavirus oo walwal badan ku haayo caalamka oo dhan.

Guddiga-wadajirka ku meel-gaarka ah ee soo diyaarinta Xeerarka dhamaystirka sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa dhawaan kulamo gaar gaar ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha gudaha, Dib-u-heshiinta iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya iyo guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka, kaasi oo looga hadlayay diyaarinta xeerarka dhamaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka.

Previous Post

Akhriso: Taariikh nololeedka Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka marxuum Nuur Cade

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in deg-deg loo joojiyo dirirta dadka walaalaha ah ee ka taagan deegaannada galbeedka magaalada Kismaayo

Next Post
Madaxweyne Farmaajo “Dadka Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa in ay u hoggaansamaan talooyinka caafimaad ee badqabkooda.”

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in deg-deg loo joojiyo dirirta dadka walaalaha ah ee ka taagan deegaannada galbeedka magaalada Kismaayo

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Dowladda Soomaaliya Sh. Mukhtaar Roobow Cali ayaa oo Daahfuray Duulimaadyadii ugu horreeyay ee Xujeyda...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026   1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a dinner...

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Somalia casho...

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

April 30, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In