Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo qabatay kulan wacyigelin ah oo ku saabsan COVID-19

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo daah furay ololaha wacyigelinta ka hortagga cudurka COVID-19 “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka ay soo qaban qaabisay Wasaaradd Caafimaadka dowlad gobaleedka Hirshabeele ayaa u jeedkiisu ahaa in ladardar geliyo wacyigelinta cudurka Coronavirus si bulshadu ay uga feejignaadaan khatarta cudurka.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qayb galay hay’adaha ka howlgala deegaannada Hirshabeele iyo ururada bulshsda rayidka, waxaana diiradda lugu saaray in la xoojiyo iskaashiga ku’aadan ka hortagga iyo xakameynta COVID-19 oo dunida ku siifaafaya.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

DFS oo ka warbixisay xaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

March 30, 2026
CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026

Wasiirka Caafimaadka ee Dowlad Goboleedka Hirshabbeelle Muxudiin Mukhtaar Macalin ayaa tilmaamay in kulanka la isku afgartay sidii loo xoojin laha wacyigelinta bulshada, isagoo shacabka ugu baqay in ay u dhega nuglaadaan awaamiirta Wasaaradda caafimaadka iyo hay’adaha kale ee wacyigelinta sameynaya.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa magaalada Jowhar waxaa ka soconaayay wacyigelin ku aadan COVID-19

Previous Post

Duqeyn lagu dilay horjoogayaal ka tirsan argagixisada Al-Shabaab

Next Post

Bulshada ku nool Gaalkacyo oo si weyn usoo dhaweeyay kulanka Madaxweynihii hore ee Galmudug iyo Madaxda cusub ee Galmudug

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo si diiran usoo dhaweeyey Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Xaaf “Sawirro”.

Bulshada ku nool Gaalkacyo oo si weyn usoo dhaweeyay kulanka Madaxweynihii hore ee Galmudug iyo Madaxda cusub ee Galmudug

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

DFS oo ka warbixisay xaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

March 30, 2026
0

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay in muddo ah ku mashquulsaneyd in arrimaha Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed lagu xaliyo talo ay...

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn ah ayaa gaaray magaalada Baydhabo, ka dib markii ay waddada dheer...

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

March 30, 2026
0

Wafdiga ka socda Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, oo ay hoggaamineyso Guddoomiyaha Guddiga Dr. Maryam Qasim Axmed, ayaa...

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgalo culus Ka sameeyay Deegaano dhaca Shabellaha hoose

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgalo culus Ka sameeyay Deegaano dhaca Shabellaha hoose

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 203 Guutada 20aad Qeybta 1aad Kumaan Dooska GorGor ayaa howlgalo Amni Xaqiijin iyo sifeyn...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In