Wednesday, April 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka oo 12-Maleeshiyaad ah ku dilay degaanno Hoos yimaado Janaale “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga Dalka oo 12-Maleeshiyaad ah ku dilay degaanno Hoos yimaado Janaale “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgalkani ciidanka xoogga dalka ay ka sameeyeen tuulooyinka Buulo Urunji, Malable, Siigaale iyo Busleey, oo hoos yimaado degaanaka Janaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose  ayay ku qaarijiyeen 12 maleeshiyaad ah oo ka tirsan argagixisada Al-Shabaab, kuwaasi oo ku dhuumaaleeysanayay degaanadaasi.

Howlgalka ayaa yimid kaddib markii ciidanka ay ka war heleen in maleeshiyaadka argagixisada ay ku dhuumaaleeysanayaan beero dad shacab ah ay leeyihiin oo ku yaala degaannadaasi.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hoygiisa ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Puntland

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hoygiisa ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Puntland

April 15, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

April 14, 2026

Madaxa howlgalinta Ururka 84aad ee Xoogga Dalka Laba Xidigle Saciid Xuseen ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay  in maleeshiyaadka argagixisada ay gaarsiiyeen Jab xoogan isla markaana ay soo bandhigayaan cadaymo muujinaya qasaaraha ay ciidanka xoogga gaarsiiyeen Nabad diidka Al-Shabaab.

Labo Xiddigle Saciid Xuseen ayaa intaa ku daray in degaanka Janaale iyo tuulooyinka hoos yimaada ay ciidanka habeen maalin howlgalo ka fuliyaan si ay uga hor tagaan dhagarkasta oo ay soo maaleegaan cadawga.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Soomaaliya oo ka guddoontay 100,000 doolar urur goboleedka IGAD oo lagula dagaalamayo cudurka Coronavirus “SAWIRRO”

Next Post
Soomaaliya oo ka guddoontay 100,000 doolar urur goboleedka IGAD oo lagula dagaalamayo cudurka Coronavirus “SAWIRRO”

Soomaaliya oo ka guddoontay 100,000 doolar urur goboleedka IGAD oo lagula dagaalamayo cudurka Coronavirus “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hoygiisa ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Puntland

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hoygiisa ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Puntland

April 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hoygiisa ku qaabilay, kulan casho ahna kula qaatay qaar ka mid ah...

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

April 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay sii-hayaha Wakiilka Xoghayaha Guud...

Madaxweynaha  Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

April 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi ah waraaqihiisa aqoonsiga safiirnimo ugu gudbiyay...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

April 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta si rasmi ah u gudbisay nuqulka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In