Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Spain oo shaacisay tirada guud ee COVID-19 ugu geeriyootay Dalkaasi

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Dowladda Spain oo shaacisay tirada guud ee COVID-19 ugu geeriyootay Dalkaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tirada dhimashada laga  diiwaangeliyay  dalka Spain dadka u dhintay xanuunka coronavirus ayaa lagu sheegay in ay gaartay 16,972 qof, taasi oo ka dhigan dalkaasi uu qeyb ka noqonayo wadamada sida weyn uu aafeeayay cudurka.

Axadda maanta ah ayaa la sheegay  in tirada dadka  uu soo ritay cudurka ay gaartay  619 qof ,waxaana maalinimadii sabtigana aynu soo dhaafnay ,Wasaaraddda Caafimaadka dalkaasi ay sheegatay in tirada uu soo dadka uu ku dhacay  ay gaarayeen 510 qof,  ,balse wasaaraddu Caafimaadka wadankaasi ayaa  tilmaamtay in ay sii  yaraaneyso faafitaanka xanuunka.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Wadarta guud ee dhimashada dalkaasi ayaa lagu sheegay 16,972  taasi markeedii hore aheed 16,353 waxaana war ay soo saartay  wasaaradda Caafimaad Spain ku sheegtay in guud ahaan kiisaska ay gaareen 166,019 laga soo bilaabo markuu ka dilaacy dalkaasi.

Dhinaca kale dalka Mareykanka ayaa ka sara maray dalka Talyaaniga oo ahaa dalka ay ku dhinteen dadkii ugu badnaa marka laga reebo shiinaha oo markiisii hore uu kasoo bilowday xanuunka,iyadoona wadankaasi  mareykanka dadka u dhintay  laga diiwaangeliyay 20,608 qof u dhintay cudurka coronavirus,sida laga soo xigtay jaamacadda Johns Hopkins.

Wadamada Caalamka oo dhan in ka badan 109,000 oo qof ayaa u dhintey cudurka loo yaqaan coronavirus-ka,waxaana taasi lagu xaqiijiyay infekshannada dadku isticmaalaan ay gaareen 1.7milyan .

Hey’adda Caafimaadka Aduunka ee marka magaceeda lasoo gaabiyo   loo yaqaano WHO ayaa caalamka ugu baaqday  in loo baahanyahay in laga hortago COVID-19 si loo xakameeyo.

Turjumaadii:- Mukhtaar Timcade

Tags: 972.Dowladda Dalka Span oo sheegtay in dhimashada guud ee dadka ugu dhinta xanuunka COVID-19 ay gaartay 16
Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Turkiga oo Markii Labaad Gargaar Caafimaadbaad u Diray Ingiriiska.

Next Post
Turkiga oo Markii Labaad Gargaar Caafimaadbaad u Diray Ingiriiska.

Turkiga oo Markii Labaad Gargaar Caafimaadbaad u Diray Ingiriiska.

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In