Wednesday, June 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda Maamulka Degmada Gaalkacyo oo hambalyo u diray ciidanka xoogga dalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo hambalyo u diray xuska 60 guurada aas aaska ciidanka xoogga dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiinta Maamulka Degmada Gaalkacyo iyo qeybah bulshada ayaa hambalyo u diray ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, taas oo ku aadan 60  sano guuradii kasoo wareegtay aas aaskii ciidanka xoogga dalka.

Guddoomiyaha degmada Galkacyo Xirsi Yuusuf Barre ayaa hambalyada ka sokoow sheegay in shacabka Gaalkacyo ay xussus gaara ku leeyihiin ciidanka xoogga dalka, maadaama ay kaalin muhiim ah ka qaateen amniga iyo nabad galyada ka jirta Gaalkacyo tan iyo wixii ka danbeeyay 26/12/2018 xiligiis oo ku beegneyd markii ururka xasilinta Gobalka Mudug ee ciidanka Xoogga dalka doorka weyn ka qaateen joojinta colaad xiligaas ka jiray magaalada Gaalkacyo, kaas oo u dhaxeeyay maamulada Puntland iyo Galmudug

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026

Sidii kaloo maamulka iyo bulshada Gobalka Mudug ayaa xusay in ciidanka xoogga dalka ay ahaayeen kuwii ku guuleeystay joojinta dagaal beeleedyo bishii December ee dabayaaqadii sanadkii 2019 ka dhacay deegaannada  Afbarwaaqo iyo Towfiiq, taas oo ay tilmaameen in ay mudan yihiin in lagu amaano.

Ciidanka xoogga dalka ayaa ah udub dhaxaadka amniga iyo nabad galyada ka jirta Gobalka Mudug maadaama ay kaalin aan qarsooneeyn ka qaateen arrimaha dib u heshiisiinta beelo ay colaadi ka dhaxeysay sanado fara badan.

Wariye Cabdirisaaq Maxamed Axmed Galkacyo

Previous Post

Somali National Army carries out large operation against Al-shabaab malatias in Lower Shabelle region

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo tababar u furtay howlwadeenno laga keenay deegaannada Hirshabeelle

Next Post
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo daah furay ololaha wacyigelinta ka hortagga cudurka COVID-19 “SAWIRRO”

Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo tababar u furtay howlwadeenno laga keenay deegaannada Hirshabeelle

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

June 17, 2026
0

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In