Saturday, August 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tala-bixiyaha Caafimaad ee COVID19 oo Shacabka Soomaaliyeed la wadaagay talooyin muhiim ah.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Tala-bixiyaha Caafimaad ee COVID19 oo Shacabka Soomaaliyeed la wadaagay talooyin muhiim ah.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dr Maxmed Cali Fuje oo ay Dowlada Soomaaliya u magacaawday Tala-bixiyaha Caafimaad ee COVID 19, ayaa Shacabka Soomaaliyeed usoo jeediyey diginin la xiriirta  khatarta iyo saameynta adag  ee cudurkaan COVID19 oo si dhaqsaha ah ku faafa.

Tala-bixiyaha Caafimaad ee COVID 19 Dr Maxmed Cali Fuje ayaa Bulshada Soomaaliyeed kula taliyey in ay qaataan Talooyinka Caafimaad ee muhiimka u ah xakameynta faafitaanka COVID19, si guul looga gaaro badbaadinta shacabka Soomaaliyeed.

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Itoobiya.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Itoobiya.

August 15, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Hoggaanka Taliska 21-aad ee Ciidanka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Hoggaanka Taliska 21-aad ee Ciidanka

August 15, 2026

Dr Maxmed Cali Fuje ayaa shcabka Soomaaliyeed ka codsaday in la bedelo dhaqanka Soomaaliyeed ee ku saleysan isjeceylka iyo is dhexgalka bulshada inta lagu guda jiro ka hortaga Faafitaanka Cudurka COVID19 si looga badbaado qatarta cudurka sida fudud ku faafa ee COVID19.

Dowlada Soomaaliya ayaa wado dadaalo xoogan oo ku aadan xakameynta faafitaanka Cudurka COVID19 ayadoo qaaday taloobin adag oo ay uga hortageyso in uu cudurkaas ku dhaxfaafo bulshada Soomaaliyeed.

Previous Post

Wasiir Oomaar oo ka tacsiyadeeyay geerida G/sare Ducaale Ganaani

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhegeyso: Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Itoobiya.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Itoobiya.

August 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, JFS Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya ee...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Hoggaanka Taliska 21-aad ee Ciidanka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Hoggaanka Taliska 21-aad ee Ciidanka

August 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Qeybta 21-aad ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga

August 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Wasiir-Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray Taliska qeybta 21-aad ee Ciidanka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray Taliska qeybta 21-aad ee Ciidanka

August 15, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Qeybta 21-aad, halkaas oo uu kula hadlay saraakiisha iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In