Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Tamarta XFS oo Cisbitaalka Martiini geysay koronto lagu xoojinayo Adeega Cisbitaalka Martiini+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Tamarta XFS oo Cisbitaalka Martiini geysay koronto lagu xoojinayo Adeega Cisbitaalka Martiini+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Fowsiyo Maxamed Sheekh oo ka jawaabeysa Cabasho koronta uga timid Maamulka Cisbitaalka Martiine iyo Wasaaradda Caafimaadka iyo dareeylka Bulshada ee Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Cisbitaalka Martiini geeyay quburo dhinaca korontada iyo maamulka shirkada Beco si wax looga qabto baahiyaha korontada ee ka jira Cisbitaalka Madaama uu yahay xarunta karantiilka dadka uu soo rito Cudurka safmareenka ah karoona Feyrus.

Cali Maxamed Kaariye Madaxa howl-galinta shirkada Beco ayaa sheegay in shirkadu ay diyaar utahay ka qeyb-qaadashada talacaalida Cudurkaan Covid-19.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

July 14, 2026
π–π€π’πˆπˆπ‘πŠπ€ 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-πƒπ‡πˆπ†π€π˜ πŒπ€π’π‡π‘π”π”π‚ π‡πŽπ‘UπŒπ€π‘πˆππ„π„πƒΒ 

π–π€π’πˆπˆπ‘πŠπ€ 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-πƒπ‡πˆπ†π€π˜ πŒπ€π’π‡π‘π”π”π‚ π‡πŽπ‘UπŒπ€π‘πˆππ„π„πƒΒ 

July 13, 2026

β€œWaxaan diyaar unahay inaan qeyb teyda ka qaadano dagaalka lagula jiro Cudurka Covid-19 si dadkeyna aan u badbaadino”

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa uga mahadcelisay wasaaradda Tamarta iyo shirkada sida deg deg ah ay uga soo jawaabeen inay wax nagala qabtaan xaaladaha culus ee taagan.

β€œWaaradda iyo Shirkada waa ku mahadsanyihiin sida dhaqsida leh ay uga soo jawaabeen baahiyaha Cisbitaalka maaamada xaalada Cisbitaalka ay tahay mid culus”

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyha ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Fowsiyo Maxamed Sheekh ayaa sheegtay inay shirkada kala hadleen in la keeno matooro iyo koronto awood uleh in cisbitaalka uu qaabilo culuska ka jira dalka ee ku aadan xaaladaha soo kordhaya ee cudurka karoona feyrus.

β€œWaxaan kala hadalnay inay keenaan Matooro iyo Koronto awood leh si loo xoojiyo adeegyada Cisbitaalka maadaama uu yahay xarunta lagu daweeynayo dadka qabo Cudurka Covid-19”

Sidoo kale Wasiirka tamarta Fwysiyo Maxamed Sheekh ayaa waxay shirkadaha biyaha ka codsatay in ay keenaan biyo ku filan cisbitaalka maadaamaΒ  shaqada u taala ay tahay mid ka duwan xaaladahii hore.

β€œSidoo kale shirkadaha biyaha waxaa ka codsaneynaa inay noo keenaan biyo si la mid aqbalaada shirkaha korontada waxaana mudnaanta kowaad aan sii neynaa ka hortaga Cudurka Karoona Feyruska”

Dowladda Soomaaliya ayaa Cisbtaalka Martiina ka dhibtay gooba lagu baxnaaniyo dadka uu soo rito Cudkurka Covid-19 waxaana loo dhameyntiray qabalkii loogu talagalay la tacaalida Cudurkaan safmareenka ee Karoona Feyruska.

Β 

Tags: Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS oo Cisbitaalka Martiini geysay koronto lagu xoojinayo qabalka lagula tacaalayo Cudurka Covid-19 +Sawirro
Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo ku guuleystay furitaanka dhoofka Xoolaha

Next Post

Dowladda Oo Shaaciyay Inay Kordheen Tirada Xaaladaha iyo Dadka Ugu Geeriyooday COVID-19

Next Post
Dowladda Oo Shaaciyay Inay Kordheen Tirada Xaaladaha iyo Dadka Ugu Geeriyooday COVID-19

Dowladda Oo Shaaciyay Inay Kordheen Tirada Xaaladaha iyo Dadka Ugu Geeriyooday COVID-19

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

July 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka XDS, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska Leyli Saraakiisha iyo Leyli saraakiil Xigeennada...

π–π€π’πˆπˆπ‘πŠπ€ 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-πƒπ‡πˆπ†π€π˜ πŒπ€π’π‡π‘π”π”π‚ π‡πŽπ‘UπŒπ€π‘πˆππ„π„πƒΒ 

π–π€π’πˆπˆπ‘πŠπ€ 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-πƒπ‡πˆπ†π€π˜ πŒπ€π’π‡π‘π”π”π‚ π‡πŽπ‘UπŒπ€π‘πˆππ„π„πƒΒ 

July 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Ayub Ismail Yusuf , ayaa maanta dhagax-dhigay mashruuc...

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka TΓΌrkiga ee Soomaaliya

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka TΓΌrkiga ee Soomaaliya

July 13, 2026
0

La-Taliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa maanta ku qaabilay Xafiiska Amniga Qaranka Danjiraha Turkiga...

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

July 13, 2026
0

H.E. Adam Isak Ali, Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the Republic of South Africa signed the Book...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In