Saturday, May 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deegaanka Bacaadweyne oo xaalado adag oo dhanka nolosha ah ay ka jirto “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Deegaanka Bacaadweyne oo xaalado adag oo dhanka nolosha ah ay ka jirto “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deegaanka Bacaadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug ayaa laga soo warinayaa xaalado adag oo xagga nolosha ah, waxaana kordhay khasaaraha soo gaaray bulshada Deegaanka

Walaac xooggan ayaa  ka soo yeeraya bulshada, taasoo la xariirta dhanka roob xooggan oo halkaa ka da’ay wali wax ka badan 500 oo qoys ayaa banaanka ka jooga deegaanka kaddib saamayn ka dhalatay roobkaas oo guriyihii qaar dumiyay halka inta hartayna biyo  buux dhaafsheen.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026

Wasiir hore Galmudug Maxamed Soomali ayaa sheegay inay Bacadweyne ka jirto xaalad halis ah oo dhalin karta inay cuduro ka dilaacaan deegaanka, haddii aysan helin gurmad beni’aadannimo.

Bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa ku baaqay in lala soo gaaro kaalmo dhinac kasta leh.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka Baashi Cali Xaashi ayaa ku soo waramaya in qoysas badan ay hooy la’aan heyso, maadaama guryahooda ay daadku qaadeen oo ay bur buriyeen,  waxayna daris la noqdeen qoraxda iyo qabowga habeenkii.

Previous Post

Xaalado COVID-19 Ah Oo Cusub Oo Dalka Laga Diiwaan Geliyay “SAWIRRO”

Next Post

Tartamayaasha Degmada Jowhar oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka

Next Post
Tartamayaasha Degmada Shibis oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka

Tartamayaasha Degmada Jowhar oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dadka reer Muqdisho aysan diyaar u ahayn in ay ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in midnimada shacabka Soomaaliyeed ay laf-dhabar u tahay geeddi-socodka dib...

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In