Tuesday, September 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socday Dowladda Soomaaliya oo gaaray Baladweyne+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wafdi ka socday Dowladda Soomaaliya  oo gaaray Baladweyne+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka qorsheynta  Xukumadda Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ,wasiirka Boostada isgaasiinta iyo Tiknoolajiyadda Soomaaliya Eng.Cabdi Cabshuur Xasan ,Wasiir ku xigeenka Wasaaradda gar gaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdirishiid Maxamuud Xasan ayaa goor dhaw diyaarad sida caga dhigay garoonka diyaaradaha ugaas Khaliif ee Magaalada baladqweyne.

Xubhanaan ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee gaararay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiran ayaa u kuurgalaya saameynta uu wabiga shabeele ka sameeyay qaar ka mid ah Magaalada sida bundoweyn iyo qeybo ka mid ah kanaalada dhax mara Magaalada.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania

September 7, 2026
Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

September 7, 2026

Wafdi waxaa soo dhaweeyay Maamulka Gobolka iyo kan degmada waxaana ay kormeer ku tagi doonaan goobaha laga cabsi qabo inuu fatahaad ka sameeyo wabiga iyagoo sidoo kale kulamo la qaadan doono qeybaha kala duwan ee bulshada.

Saacadahii lasoo dhaafay waxaa Magaalada baladweyne ka da’ayay Roobab ma hiigaan ah waxaana lasoo sheegaya in wabiga shabeelle oo saameyay fatahaada iyadoo maalmahaan ay cabsi xoogan ka jira fatahaad u sameeyay waxaana Dowladda ay goor hore u kuur galeysa xaalada kasoo korortay Baladweyne si looga gaashaanto qasaaro ka dhasha.

Sanadkii tagay ayuu wabiga shabeelle fatahad xooga sameeyay guud ahaan Xaafadaha Magaalada Baladweyne taasi oo sababy qasaaro isugu jira naf iyo maalba haba ugu darnaatee bur bur uu ugeystay inta badan Magaaladda.

S/Q :Cabdishakuur Caismaan Cali

Tags: Wafdi ka socday Dowladda Soomaaliya oo gaaray Baladweyne+Sawirro
Previous Post

Wasiir Goodax oo Bahda waxbarashada kala hadlay saameynta Covid-19 ee waxbarashada Dalka

Next Post

Ciidamada Xoogga oo Miinooyin kasoo saarey deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose

Next Post
Ciidamada Xoogga oo Miinooyin kasoo saarey deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose

Ciidamada Xoogga oo Miinooyin kasoo saarey deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania

September 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

September 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

September 7, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...

Wasiirka Warfaafinta: Dowladda waxay xoojinaysaa dib-u-habaynta Warbaahinta Dowladda iyo ka hortagga dacaayadaha argagixisada

Wasiirka Warfaafinta: Dowladda waxay xoojinaysaa dib-u-habaynta Warbaahinta Dowladda iyo ka hortagga dacaayadaha argagixisada

September 7, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In