Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhagar-qabe Al-shabaab ah oo doonayay inuu dilo askari oo lagu qabtay Degmada Hodan+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Dhagar-qabe Al-shabaab ah oo doonayay inuu dilo askari oo lagu qabtay Degmada Hodan+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shacab Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa Maanta gacanta ku dhigay dhagar-qabe ka tirsan kooxda  argagixisa Al-shaab oo diyay inuu dilo Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Falkaan ayaa ka dhacay waaxda Actober ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir Ciidamada amaanka ayaana gacanta ku dhigay dhagar-qabihii .

Related posts

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026

Guddoomiyaha Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir Cabdixakiin Dhagajuun oo barta uu ku leeyahay Facebok ku qaray arrintaan ayaa shacabka ku dhiirigaliyay howsha wanaagsan oo ay qabteen Maadaama ay fashiyeen dhagarta uu Maleegayay dhagar-qabaha .

“Waa dhaqan ugub ah in Shacabku soo qabtaan haraadiga kooxda cadowga ee argagixisa Al-shabaab ayaana ka mid ahaa qoraalka bartiisa facebook uu soo dhagay Guddoomiyaha Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir Cabdixakiin Dhagajuun”

Muddooyinkaan waxaa sii xoogeysanayay wada-shaqeynta shacabka iyo laamaha amaanka iyadoo la fishilyay dhibaatooyin badan ay kooxaha Cadawga u maleegayeen bulshada Soomaaliyeed waxaana howsha maanta ay sameeyeen shacabka ay ka dhigantahay sida ay ugu midoobeen ka hortaga iyo gacansiin laamaha amniga si looga hortaga Cadawga qatarta ku ah guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee  Al-shabaab.

Tags: Dhagar-qabe Al-shabaab ah oo doonayay inuu dilo askari oo lagu qabtay Degmada Hoda
Previous Post

 Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo ka Tacsiyadeysay geeridii ku timid  Danjire Cabdiqani Maxamed Waceys

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray waraha lagu keediyo daadadka roobka “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray waraha lagu keediyo daadadka roobka “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray waraha lagu keediyo daadadka roobka “SAWIRRO”

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In