Monday, August 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada Qaranka oo Lacago ciid ah guddoonsiiyay Carruurta Wariyeyaashii Ku dhintay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada Qaranka oo Lacago ciid ah guddoonsiiyay Carruurta Wariyeyaashii Ku dhintay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyda Soomaaliya oo sanadkii seddaxaad oo xiriir ah lacago ciid ah ka caawinaya carruurta Agoonta ah ee ay ka tageen Wariyeyaashii ku dhintay Muqdisho ayaa guddi ka socday Warbaahinta madaxa bannaan u wakiishay qeybinta lacagahaas.

Guddiga ka socday Warbaahinta Madaxa Banaan oo maanta fulinayay hawsha qeybinta lacagta ayaa xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya ku boggaadiyay garab isgtaaga ay u muujiyeen bahda Warbaahinta.

Related posts

Guddoomiye Sacdiyo oo kormeertay goobta loo diyaariyey in maalinta berri ah lagu qabto doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Guddoomiye Sacdiyo oo kormeertay goobta loo diyaariyey in maalinta berri ah lagu qabto doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

August 9, 2026
Warbaahinta Qaranka oo abaalmarisay tartamayaashii ku guuleystay tartankii Ramadaanka

Warbaahinta Qaranka oo abaalmarisay tartamayaashii ku guuleystay tartankii Ramadaanka

August 9, 2026

Guddoomiyaha Guddiga Warbaahinta Madaxa banaan ee fulinayay hawshan Mudane Cabdullaahi Cusmaan Faarax oo ugu horeyn goobta ka hadlay ayaa sheegay in caruurta Agoonta ah ee lacagta ciidda ah ay siiyeen ay tiradoodu gaareyso ilaa 86 carruura oo ka kala yimid 26 Qoys, kuwaas oo Aabayaashood geeriyoodeen iyaga oo Bulshadooda u adeegaya tan iyo sanadkii 2007.

Cabdullaahi Xirsi Kulmiye, Agaasimaha Universal TV ee Bariga Afrika ayaa Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada  uga mahadceliyay sida ay isaga xil saareen in laga warqabo Agoonta Wariyeyaasha iyo inay joogteeyeen sanadkii seddaxaad oo xiriir ah.

Abwaan Cismaan Cabdullaahi Guure oo ka mid ah Guddiga Warbaahinta Madaxa Bannaan ee qeybinta lacagtaan loo wakiishay oo isna goobta ka hadlay ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in la caawiyo Agoonta, si gaar ah in bahda Warbaahintu ay tusaale u noqoto, isagoo ammaanay doorka Xafiiska Warfaafinta ee Madaxtooyada uu ka qaatay arrintaas.

Previous Post

Wasaaradda Awqaafta oo daah furtay wajigii 2-aad ee wacyigalinta diimeedka ka hortaga Covid 19+Sawirro

Next Post

Wasiirka Caafimaadka: “Hadii Aad Isku aragto Astaamaha Lagu Garto COVID19 La Xariir Xarumaha Lagula Tacaalo Feyruska Karoona” SAWIRRO

Next Post
Wasiirka Caafimaadka: “Hadii Aad Isku aragto Astaamaha Lagu Garto COVID19 La Xariir Xarumaha Lagula Tacaalo Feyruska Karoona” SAWIRRO

Wasiirka Caafimaadka: "Hadii Aad Isku aragto Astaamaha Lagu Garto COVID19 La Xariir Xarumaha Lagula Tacaalo Feyruska Karoona" SAWIRRO

Guddoomiye Sacdiyo oo kormeertay goobta loo diyaariyey in maalinta berri ah lagu qabto doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Guddoomiye Sacdiyo oo kormeertay goobta loo diyaariyey in maalinta berri ah lagu qabto doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

August 9, 2026
0

Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo...

Warbaahinta Qaranka oo abaalmarisay tartamayaashii ku guuleystay tartankii Ramadaanka

Warbaahinta Qaranka oo abaalmarisay tartamayaashii ku guuleystay tartankii Ramadaanka

August 9, 2026
0

Maamulka Warbaahinta Qaranka ayaa abaalmarin lacageed guddoonsiiyay tartamayaasha degmooyinkii kaalimaha 1-aad, 2-aad iyo 3-aad ka galay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

August 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan...

Munaasabadda Shaacinta Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka socota

Munaasabadda Shaacinta Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka socota

August 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflad si rasmi ah loogu shaacinayo, natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In