Sunday, May 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

WHO oo ku dhawaaqday in xanuunka Corona Virus-ka  uu ku si faafaya koonfurta Amerika

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
WHO oo ku dhawaaqday in xanuunka Corona Virus-ka  uu ku si faafaya koonfurta Amerika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tirada xaaladaha la xaqiijiyay ee cudurka Corona Virus ee adduunka ayaa kor u dhaafay 5.3 milyan, xilli Ururka Caafimaadka Adduunka uu ku dhawaaqay in maalmahii danbe cudurkan uu si xowli ah ugu faafayay Koonfurta Ameerika, iyada oo laga tixraacayo xaaladda halista ah ee ka jira dalka Brazil.

Related posts

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

May 30, 2026

Michael Ryan oo ah sarkaalka gurmadka deg degga ah u qaabilsan WHO, ayaa ka sheegay shir ka dhacay magaalada Geneva in koonfurta Amerika ay noqotay meel ugub ah oo cudurkan uu ku beermay dhawaan.

“Waxaan aragnaa tirada dadka uu soo ritay xanuunkan in ay ku sii faafayaan dalal badan oo dhaca Koonfurta  qaarada Ameerika, waxaan walaaca aan qabno ka mid ah in xanuunkan uu wada sameeya wadamada Ameerika oo idil, Brazil ayaa sida muuqata ah halka ugu badan ee ay dhibaatadu xanuunkan saameysey.”

Ururka Caafimaadka Adduunku wuxuu cadeeyay in Brazil laga diiwaangeliyay in ka badan 300, 000 oo xaalada cusub ah iyo 19,000 oo dhimasho ah, Tani waxay kaga dhigeysaa Brazil waddanka saddexaad ee uu sida ba’an u sameeyay Covid 19  marka laga tago wadamada Mareykanka iyo Ruushka.

“Inta badan kiisaska waxaa laga diwaan galiyay gobolka São Paulo, laakiin dhimashada ugu badan waxay ka dhacday gobolka Amazon” ayuu yiri markale Michael Ryan.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo ugu Hambalyeeyay dadka Soomaaliyeed munaasabadda Ciiddul fidriga

Next Post

Madaxweyne Waare oo cafis u fidiyay 10 maxbuus

Next Post
Madaxweyne Waare oo cafis u fidiyay 10 maxbuus

Madaxweyne Waare oo cafis u fidiyay 10 maxbuus

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) waxa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa in Ciidanka Qaranka ay saaka aroortii fashiliyeen...

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyey liiska saddexda (3) xubnood ee ka haray xubnaha ku guulaystay kuraasta Golaha Wakiillada ee...

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga difaaca ee labada dal

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga difaaca ee labada dal

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Cabdi, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Moscow ee...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujineysaa garab istaag buuxa oo ay la garab taagan tahay Dowladda walaalaha ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In