Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay xoojinta Nabadgelyada “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay xoojinta Nabadgelyada “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Gobaleedka Galmudug mudane, Cali Daahir Ciid ayaa maanta shir Guddoomiyay shirka amniga Galmudug oo asbuuciiba mar lagu qabto caasimadda Galmudug ee Dhusamareeb.

Shirkaan ayaa waxaa diiiradda lagu saarayay sare u qaadidda Amniga guud ee Galmudug iyo daadajinta qorshaha amniga Galmudug.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026

Kulanka waxaa ku sugnaa saraakiisha Xoogga, Booliska Nabad sugidDa iyo Asluubta, waxaana uu Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug saraakiisha ku bogaadiyay qorshaha amniga ee dowlad goboleedka Galmudug

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa saraakiisha booliska, nabadsugida, iyo Milatariga, Galmudug ka dhagaystay xaaladda Amniga Galmudug, isagoo faray dardar galinta Aminga Guud ee deegaannada Galmudug.

Warbixinta Saraakiisha Amniga kaddib Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa bixiyay awaamir sare loogu qaadayo Amniga guud ee Galmudug gaar ahaan Amniga caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb.

Previous Post

Somalia’s Cabinet Appoints the Director-General and Deputy for the newly established independent National Bureau of Statistics

Next Post

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo La Dardaarmay Garsoorayaal Loo Dhaariyay inay ka shaqeeyaan Maxkamadaha  Gobalka Banaadir

Next Post
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo La Dardaarmay Garsoorayaal Loo Dhaariyay inay ka shaqeeyaan Maxkamadaha  Gobalka Banaadir

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo La Dardaarmay Garsoorayaal Loo Dhaariyay inay ka shaqeeyaan Maxkamadaha  Gobalka Banaadir

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026
0

Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In