Monday, August 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Culimaa’udiinka beelo ku dagaalamay Galbeedka Gobolka Mudug oo ka qeyb qaadanaya dib u heshiisiin “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Culimaa’udiinka beelo ku dagaalamay Galbeedka Gobolka Mudug oo ka qeyb qaadanaya dib u heshiisiin “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xilli maalintii afaraad uu galay shirweynaha dib u heshiisiinta beelaha wada daga galbeedka Gobalka Mudug ayaa waxaa culumaa’udiinka ka soo jeeda deegaannada ay beelahaan colaaddu ku dhax martay waxa ay bogaadiyeen  dadaallada loogu jiro xal ka gaarista dagaalada mudooyinkii u dambeeyay ku soo noq noqanayay deegaannada u dhaxeeya dagmooyinka Gaalkacyo iyo Goldogob, iyagoo sheegay in ay hormuud u noqanayaan nabad waarta oo ka dhalata deegaannada dhaca galbeedka Gobalka Mudug.

Qaar ka mid ah culumaa’udiinkii oo ka hadlay shirka ayaa waxa ay sheegeen in laga wada shaqeeyo helitaanka amni iyo nabad galyo, taasna ay tahay mida luga liibaanayo aakhiro iyo adduun

Related posts

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo dhaweeyay Wafdiga ka socday Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo dhaweeyay Wafdiga ka socday Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika

August 3, 2026
Shirweynaha Istaraatiijiyadda Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC) oo galay maalintiisa 2aad

Shirweynaha Istaraatiijiyadda Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC) oo galay maalintiisa 2aad

August 3, 2026

Shirweynahaan oo ay ka qeyb galayeen intii uu socday qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa lagu wadaa in la soo gaba gabeeyo maalinti berry, isla markaana laga soo saari doono qodabo sal u ah in deegaannadaasi aysan ka dhicin colaad dambe haddii Allaha awoodda leh uu ogalaado.

Previous Post

Dr Kooshin oo howlo indho fiiqis ah ka sameeyay gobollada Dhexe oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Next Post

Kulan looga hadlayay habraaca shaqaaleysiinta oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Kulan looga hadlayay habraaca shaqaaleysiinta oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Kulan looga hadlayay habraaca shaqaaleysiinta oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo dhaweeyay Wafdiga ka socday Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo dhaweeyay Wafdiga ka socday Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika

August 3, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta...

Shirweynaha Istaraatiijiyadda Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC) oo galay maalintiisa 2aad

Shirweynaha Istaraatiijiyadda Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC) oo galay maalintiisa 2aad

August 3, 2026
0

Shirweynaha Istaraatiijiyadda Dardar-gelinta iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC), oo uu daah furay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, ayaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Laascaanood kula Kulmay Isimmada Dhaqanka Waqooyi Bari

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Laascaanood kula Kulmay Isimmada Dhaqanka Waqooyi Bari

August 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Laascaanood ku qaabilay Isimmada dhaqanka ee deegaannada...

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulan lagu hirgelinayo Nidaamka Qaran ee digniinta hore ee Khataraha

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulan lagu hirgelinayo Nidaamka Qaran ee digniinta hore ee Khataraha

August 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Arrimaha Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In