Wednesday, May 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Galmudug iyo Puntland oo iska kaashanaya la daagalanka Argagixisada +Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Galmudug iyo Puntland oo iska kaashanaya la daagalanka Argagixisada +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliye Qeybeedyada  Ciidanka Booliska Gobalka Mudug ee Puntland Iyo Galmudug Gaashaanle Sare Muumin Cabdi Shire iyo Gaashaanle dhaxe Qaasim Shirdoon Cali ayaa Si wadajir ah faah faahin uga Bixiyay Howlgalo 24-kii Saac ee u danbeeyay ay magaalada Gaalkacyo Si iskaashi ah uga Wada Sameeyeen Ciidanka Booliiska labada maamul ee Galmudug iyo Punland oo Kaashanaya Ciidamada PSF Iyo Danab.

Howgaladaani ayaa Intii ay Socdeen lagu Soo qab qabtay Shaqsiyaad lagu Tuhun Sanyahay Inay Ka Tirsan Yihiin Maleeshyaadka argagixisada Al-shaab oo ku dhuumaaleysanayo qeybo Ka mid Xaafadaha Magaalada Galkacyo.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026

Wasiirka Wasaarada Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa bogaadiyay guulaha Muuqda ee Laga Gaaray  la dagaalanka Argagixisada ay iska Kaashanayaan Ciidamada labada Maamulo oo gacan Xooggan Ka helaya Ciidanka la dagaalanka  argagixisada ee PSF iyo Ciidanka Kumaandooska ee Danab.

Wasiiru Dowlaha Wasaarada Caddaalda dowlad goboledka Puntlan Ilyaas Csbdi Maxamed ayaa sidoo kale guul ku tilmaamay guulaha isdaba jooga ah ee laga gaaray la dagaalanka argagxixisada waxaana uu intaa ku daray in la xoojiyo iskaashiga Amaanka ee labada Maamul.

Tags: Galmudug iyo Puntland oo iska kaashanaya la daagalanka Argagixisada +Sawirro
Previous Post

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ka hadlay dagaalo ka dhacay deegaano hoos tago Gobolka Hiiraan.

Next Post

Hogaamiyeyaasha Caalamka oo sanadkan yeelan doonin kullanka guud ee Qaramada Midoobe

Next Post
Hogaamiyeyaasha Caalamka oo sanadkan yeelan doonin kullanka guud ee Qaramada Midoobe

Hogaamiyeyaasha Caalamka oo sanadkan yeelan doonin kullanka guud ee Qaramada Midoobe

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

May 26, 2026
0

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa oo ah munaasabad xambaarsan qiime...

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

May 26, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa hambalyo u dirtay dhammaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In