Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye ku-xigeenka Maaliyadda ee gobolka Hiiraan oo kormeeray suuqa qudaarta Beladweyne oo howlo biyo looga dhurayo ay ka socotay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye ku-xigeenka Maaliyadda ee gobolka Hiiraan oo kormeeray suuqa qudaarta Beladweyne oo howlo biyo looga dhurayo ay ka socotay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo Maaliyadda ee Gobolka Hiiraan Abuukar Sheekh Maadeey ayaa komeer howleed ku tegay suuqa qudaarta ee Beladweyne, halkaasi oo ay ka socotay howlo biyaha looga dhurayo suuqa, maadaama uu saameyn ku yeeshay fataadda webiga Shabeelle.

Abuukar ayaa ujeedka socdaalkiisa la xiriirtay u kuurgelidda sida ay u socoto howlaha biyaha looga dhurayo suuqa, ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in dadka deegaanka oo kaashanaya maamulka gobolka Hiiraan ay suuqa keeneen afar matoor oo biyaha lagu dhaamiyo, si halkaasi looga saaro biyaha, isagoo intaa ku daray in maamulkooda uu qorsheynayo in uu dib u habeyn ku sameeyo suuqa.

Related posts

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo maaliyadda ee gobolka Hiiraan ayaa daboolka ka qaaday in maamulka uu bixinayo qarashka ku baxaya howlaha socda, ayna diyaar u yihiin in shacabka ay la qeybsadaan marxalad kasta oo ay wajahayaan.

“Waxaan soo gaarnay suuqii qudaarta ee xaafadda buunda-weyn, ujeedka kormeerkeena waxa waaye in aan ogaano sidii biyaha suuqa looga saari lahaa, sida uu guddoomiyaha xaafada noo sheegay dadku wey is xilqaameen, anagu kan maamul ahaan waxaan diyaar u nahay inaan shacabka dhibaatada la qeybsano oo aan sameyno sidii meelo badan carro buuxin loogu sameyn lahaa” ayuu yiri Abuukar.

Abuukar ayaa ugu baaqay bulshada inay xoojiyaan dadaallada ay ugu jiraan sidii guud ahaan magaalada looga saari lahaa biyaha meelaha qaar dhex ceegaagan.

Previous Post

Wasiir Sabriye iyo Guddoomiye Xaliimo Yareey oo hortagay Guddiga Arrimaha Gudaha ee Golaha Shacabka+Sawirro

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka Oo Xaqiijisay In 26 Qof Oo Cusub Ay Ka Bogsoodeen Feyruska Karoona

Next Post
Dowladda Oo Ballaarineysa Hannaaka Bulshada Looga Baarayo Xanuunka COVID-19 “SAWIRRO”

Wasaaradda Caafimaadka Oo Xaqiijisay In 26 Qof Oo Cusub Ay Ka Bogsoodeen Feyruska Karoona

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

March 16, 2026
0

The Somali Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, today launched the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In