Monday, April 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirada Ciyaaraha iyo Warfaafinta oo maanta furay tartan lagu maamuusayo todobaadka xorriyadda +Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirada Ciyaaraha iyo Warfaafinta oo maanta furay tartan lagu maamuusayo todobaadka xorriyadda +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Garoonka kubadda Cagta ee eng. Yariisow waxaa maanta oo talaada ah  ka furnay Tartanka Kubada Cagta ee Kooxaha Kubadda Cagta Soomaaliyeed oo u tartami doona hanashada Koobka 60 Guurada Xoriyadda iyo Midnimada ee fooda nagu soo heyso.

Wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha ee xukumadda federalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diire iyo wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ahna guddoomiyaha guddiga qaran ee xuska todobaadka Xoriyadda Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaana si wadajir ah ufuray tartaankaani.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026
Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026

Sido kale garoonka guddoomiyaha xiriirka kubadda caftan ee Soomaaliya Xuseen Carab iyo xiriirka gobolka banaadir iyo masuliyiin kale oo ka tirsan dowladda.

Tartankaan ay maanta furireen wasiiradda ayaa loogu talagalay dabaal dega xuska todobaadka xorriyadda oo ay maalmo naga xigeen waxaana sidoo kale ula jeedadu tahay in lagu muujiyo 60 sano guurada kasoo wareegatay markii aan xornimada qaadanay.

Tags: Wasiirada Ciyaaraha iyo Warfaafinta oo maanta furay tartan lagu maamuusayo todobaadka xorriyadda +Sawirro
Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay tiro kale oo ka bogsooday Covid-19

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo Xuddur ka horgelisay xarunta Madaxtooyada Gobolka Bakool+Sawirro

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo Xuddur ka horgelisay xarunta Madaxtooyada Gobolka Bakool+Sawirro

Dowladda Soomaaliya oo Xuddur ka horgelisay xarunta Madaxtooyada Gobolka Bakool+Sawirro

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Midowga Africa oo si adag  uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

Midowga Africa oo si adag uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In