Friday, June 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gedo: Daawwo Sawirrada iyo Diyaar Garowga Loogu Jiro Xuska 26-Ka June

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Gedo: Daawwo Sawirrada iyo Diyaar Garowga Loogu Jiro Xuska 26-Ka June
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobalka Gedo waxaa laga dareemayaa xiligan diyaar garowga Todobaadka Xoriyadda dalka Oo habeenimada caawa ku beegan 26-ka June oo ah xiligii ugu horeeyay ee Calanka Soomaaliyeed laga tago Gobalada Waqooyi.

Xuska Munaasabadda 60-guurada dalka oo ah markii gobollada Waqooyi ay xornimada ka qaateen Gumeystihii Ingiriiska ayaa caawa lagu qabanayaa meelo badan oo ka mid ah gobollada dalka, iyadoo maamulka Degmada Garbahaareey ay qorsheeyeen diyaar garow aad u xoogan oo ku aadan munaasabadaha todobaadka xoriyadda 26-ka June iyo 1-da July.

Related posts

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026

Sidoo kale Degmada BeladXaawo ee gobolka Gedo ayaa sidoo kale iyana ka socoto diyaar garow tan la mid ah oo ku aadan xuska todobaadka xoriyadda dalka.

Previous Post

Shil gaari sababay dhimashada saddex ruux oo ka dhacay magaalada Dangorayo ee Gobolka Nugaal “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Odoyaasha dhaqanka beelo dagaalamay kala hadlay xoojinta Nabadgelyada “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Hirshabeelle oo Odoyaasha dhaqanka beelo dagaalamay kala hadlay xoojinta Nabadgelyada “SAWIRRO”

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Odoyaasha dhaqanka beelo dagaalamay kala hadlay xoojinta Nabadgelyada "SAWIRRO"

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay deegaannada Masaajid...

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In