Friday, March 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Degmada Caabudwaaq “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Degmada Caabudwaaq “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye “Qoor Qoor” oo maalmahan socdaal ku maraya deegaannada Galmudug ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Madaxweynaha Galmudug waxaa socdaalkiisa ku wehliya Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid, Wasiiro iyo Xildhibaanno waxaana markii ay soo gaareen Caabudwaa halkaasi ku soo dhaweeyay qeybaha bulshada ee magaalada, kuwaasi oo sitay boorar ay ku qornaayeen hal ku dhigyo ay ku taageerayaan Madaxda Galmudug.

Related posts

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 6, 2026
Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026

Guddoomiyaha Degmada Caabudwaaq Mahad Cumar Cilmi ayaa sheegay inay aad ugu faraxsanyihiin soo dhaweynta ay u sameeyeen wafdiga Madaxweynaha Galmudug.

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa sheegay in Degmada ay qabto baahiyo gaar ah oo ay u baahanyihiin sidii looga xalin lahaa.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye “Qoor Qoor” oo bulshada la hadlay ayaa sheegay in ujeedka socdaalkooda ay la xiriirto sidii ay ugu kuur geli lahaayeen xaaladda dhabta ah ee ka jirta deegaannada Galmudug.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa inta ay ku suganyihiin Degmada Caabudwaaq waxa ay kulamo la qaadan doonaan qeybaha bulshada, iyagoo la filayo in munaasabadda 1-da Luulyo ay uga qeyb galaan magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Previous Post

Qaar ka mid ah beeraleyda Degmada Xudur oo bilaabay waji cusub oo wax soo saarka beeraha ku tayeynayaan “SAWIRRO”

Next Post

Danjire James Swan iyo Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka oo lagu soo dhaweeyay xarunta Sheybaarka Qaranka

Next Post
Danjire James Swan iyo Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka oo lagu soo dhaweeyay xarunta Sheybaarka Qaranka

Danjire James Swan iyo Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka oo lagu soo dhaweeyay xarunta Sheybaarka Qaranka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 6, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan af-fur ah ku maamuusay, Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 5, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo kulan sagootin u sameeyay Sarreeye Guuto Aadan Maxamed

Agaasimaha Hay’adda NISA oo kulan sagootin u sameeyay Sarreeye Guuto Aadan Maxamed

March 5, 2026
0

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qeyb galay kulan afur ah oo lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In