Monday, August 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bahda kubadda cagta ee magaalada Jowhar oo codsi usoo diray DFS.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Bahda kubadda cagta ee magaalada Jowhar oo codsi usoo diray DFS.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaar ka mid ah dhalanyarada kubadda cagta ku ciyaarta magaalada Jowhar kana tirsan kooxaha heerarka kala duwan Ee magaalada iyo bahda Sportiga ayaa ka hadlay Bur burka ka muuqda Garoonka kubadda Cagta ee Shoongolle kaasoo in mudda ah aan helin dib u dayactir waxayna DFS gaar ahaan Wasaaradda Sportska Ee Dalka ay ka codsadeen in Garoonka ay dib udhis ku sameeyso ka ciyaartooy ahaana ay ka qeyb qaadan doonaan kaalintooda.

Cabdi Bille Cabdullahi Cabdi oo ku hadlaay magaca Bahda ciyaaraha Degmada Jowhar ayaa sheegay in xiliyada roobka ay da,aan ay joogsadaan kulumada ciyaaraha sababo la xiriira garoonka oo biyaha roobka ay fariistaan dhexdiisana godado ay ka sameysteen taasoo suura galin karin waqtiyada qaar inay socdaan kulamada ciyaaraha.

Related posts

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026

Garoonka kubadda Cagta ee Shoongolle ee loogu magac daray halyeey Sports Maxamed qalab aadan Shoongolle oo ahaa kabtinkii ugu horeeyay ee ciyaartooyda ku badda Cagta ee dalkeena Soomaaliya ayaa hadda u baahan in dib loo dhiso.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo saakay si rasmi ah dib ugu furtay Duulimaadyada gudaha Dalka.

Next Post

Ururka OIC oo cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho iyo Baydhabo

Next Post
Ururka OIC oo cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho iyo Baydhabo

Ururka OIC oo cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
0

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

August 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Difaaca Mudane Sheekh...

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

August 31, 2026
0

Muqdisho, 31 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeeray deegaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In