Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’isulwasaaraha XFS oo Dalka dib ugu soo laabtay ka Dib Safar Shaqo uu ku tagay Qatar

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Ra’isulwasaaraha XFS oo Dalka dib ugu soo laabtay ka Dib Safar Shaqo uu ku tagay Qatar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka  Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Qatar ayaa galabta dib ugu soo laabtay dalka iyadoo ay wehliyaan wafdi uu hogaaminayay.

Ra’isulwasaare Xasan Cali Khayre waxaa garoonka Aadn Cade kusoo dhaweeyay Wasiirro, Xildhibaanno iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Ra’isulwasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khaye ayaa wafdi uu hogaaminyay ee uu ka mid yahay Guddoomiyaha Bankiga dhexe ayaa 26 bishii aynu soo dhaafnay safar shaqo ugu amba baxay dalka Qatar hase ahaatee gelinki dambe ee maanta ayuu dalka dib ugu soo laabtay.

Tags: Ra’isulwasaaraha XFS oo Dalka dib ugu soo laabtay ka Dib Safar Shaqo uu ku tagay Qatar
Previous Post

Soomaaliya oo Shixnad kaalmo Agab Caafimaad ah ka heshay Midowga Yurub+Sawirro

Next Post

Soomaaliya oo yeelatay Xarunta Qaran ee ka digista halis wadareedka+Sawirro

Next Post
Soomaaliya oo yeelatay Xarunta Qaran ee ka digista halis wadareedka+Sawirro

Soomaaliya oo yeelatay Xarunta Qaran ee ka digista halis wadareedka+Sawirro

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In