Monday, February 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tirada  kiisaska Cudurka  Covid 19 Dalka Hindia oo sare u kacday

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Tirada  kiisaska Cudurka  Covid 19 Dalka Hindia oo sare u kacday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

In ka badan 24000 oo kiis  oo horleh  ayaa laga diwaangaliyay  24kii
saac ee  la soo dhaafay  taasi  oo ka sareeysa  heerka cudurka  covid
ee dalka ruushka .

Dalka   hindiya   ayaa  kaalinta   sadexaad ka galay  kiisaska   la
xaqiijiyay   ee cudurka covid 19  ee Adduunka oo ah 697,413.  dhimasho
Wadanku wuxuu hadda leeyahay tirada saddexaad ee ugu badan ee kiisaska
la xaqiijiyey ee adduunka Waxaa jiray 19,693 dhimasho.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

February 1, 2026
Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

February 1, 2026

Sidoo kiisas kale  oo tira yar  ayaa laga soo sheegayaa  gobolada
Dhaca koonfurta   dalkaasi  telengana  tamil nadu  karnataka  ayaa ka
mid meelaha laga  diwaangaliyay  kiisaska  covid 19

hase ahaatee dowladda Hindiya ayaa waxay dib u furtay xarumihii dukaamaysiga, meelaha cibaadada iyo xafiisyadii bil ka hor.

Tags: Tirada  kiisaska Cudurka  Covid 19 Dalka Hindia oo sare u kacday
Previous Post

Australia  oo Xirtay Sohdimaha ay la wadaagto Dalalka Dariska  Covid 19 Awgii

Next Post

Nageria: Qasaaro ka dhashay Doon siday Rakaab  oo ku Dagtay Dalka  nageria

Next Post
Nageria: Qasaaro ka dhashay Doon siday Rakaab  oo ku Dagtay Dalka  nageria

Nageria: Qasaaro ka dhashay Doon siday Rakaab  oo ku Dagtay Dalka  nageria

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

February 1, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka...

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

February 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay weheliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda oo War-saxaafadeed ka soo saartay hannaanka Amniga

February 1, 2026
0

Dowladda Soomaaliya waxay masuuliyadi ka saaran tahay amniga iyo badqabka muwaadiniinta, si taa loo fuliyo, xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay hore...

Madaxweynaha JFS oo magacaabay Guddoomiye Ku-xiigeennada Jaamacadda Ummadda

Madaxweynaha JFS oo magacaabay Guddoomiye Ku-xiigeennada Jaamacadda Ummadda

February 1, 2026
0

Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay masuuliyiinta hoos ku xusan xilalka Guddoomiye Ku-xigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed:...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In