Tuesday, August 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka iyo bulshada degmada Buulo-burte oo ka wada-hadlay amniga iyo fatahaadda Webiga+Sawirro

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka iyo bulshada degmada Buulo-burte oo ka wada-hadlay amniga iyo fatahaadda Webiga+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka, Saraakiisha Ciidamada, Odayaasha dhaqanka, hay’adaha sama falka  iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan ee Degmada Buulo-burte ayaa ka wada hadlay go’doonka Magaalada saaran muddada dheer iyo sidii laga yeeli lahaa fatahaadda Webiga Shabeelle, ka dib kulan ay wada qaateen.

Kulanka ayaa waxaa si gaar ah diirada loogu saaray Waddooyinka soo gala degmada oo xiran iyo sidii gargaar Bini’aaddamnimo loo geyn lahaa dadka ku dhaqan degaannada ku teedsan Buulo-burte oo dadka ku nool ay saameeyeen fatahaadda Webiga iyo cudurka Coronavirus.

Related posts

Madaxweynaha JFS “Soomaaliya waxay mudan tahay in si buuxda looga faa’iideysto kheyraadka baddeeda.”

Madaxweynaha JFS “Soomaaliya waxay mudan tahay in si buuxda looga faa’iideysto kheyraadka baddeeda.”

August 4, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

August 4, 2026

Guddomiyaha Buulo-burte , Feysal Haajir Aadan ayaa u mahad celshayay hay’adaha ka howl-gala degmada, maaddaama ay soo garab istaageen Bulshada halkaasi ku dhaqan xilli lagu jiro marxalad adag, wuxuuna soo dhoweeyay cid walba oo ghiig joojin u samaynaysa dadka dhibaataysan.

Previous Post

Madaxweyne Trump oo amarro cusub  soo saaray, xilli Covid-19 uu ku sii faafayo Mareykanka.

Next Post

Wafdi hordhac u ah Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Dhuusamareeb”SAWIRRO”

Next Post
Wafdi hordhac u ah Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Dhuusamareeb”SAWIRRO”

Wafdi hordhac u ah Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Dhuusamareeb"SAWIRRO"

Madaxweynaha JFS “Soomaaliya waxay mudan tahay in si buuxda looga faa’iideysto kheyraadka baddeeda.”

Madaxweynaha JFS “Soomaaliya waxay mudan tahay in si buuxda looga faa’iideysto kheyraadka baddeeda.”

August 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad ka jeediyay furitaanka Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya, isagoo carrabka...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

August 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa kulan la yeeshay Mudane George Conway, Ku-xigeenka Ergayga Xoghayaha...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

August 4, 2026
0

Muqdisho ayaa goordhow martigelin doonta Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb geli doonaan mas'uuliyiin ka tirsan...

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

August 3, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In