Friday, April 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu sagootinayay Wafuudii Shirkii wadatashiga oo lagu qabtay Dhuusamareeb+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu sagootinayay Wafuudii Shirkii wadatashiga oo lagu qabtay Dhuusamareeb+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadda lagu Sagootinayey madaxdii iyo wufuudii ka qeybgashay shirweynaha wadatashiga Dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowladaha Xubnaha ka ah dowladda dhexe oo dhawaan kusoo gabagaboobay magaalada dhuusamareeb ayaa  lagu qabtay Magaaladaasi

Waxaana munaasabada ka qeyb-galay  Ra’isulwaaraha xukumadda federaallka Soomaaliya Mudane Xasan Cali khayere Madaxweynaha  Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi  Deni, Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Madaxweynaha Koofur galbeed Soomaaliya  Cabdul-casiis Xasan laftagareen, Madaxweynaha Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid wasiiro iyo xildhibaano ka tiran dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

April 23, 2026
Golaha Wasiirrada XFS oo meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel

Golaha Wasiirrada XFS oo meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel

April 23, 2026

Sidoo kale munaasbaad waxaa ka qeyb-galay ururada bulshada rayidka sida haweenka iyo waxgaradka deegaanka.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (qoor-Qoor ayaa u mahadceliyay dhammaan madaxda Qaranka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka sida ay u ajiineen in gogosha wadatashiga ay isugu yimaadaan magaalada dhuusamareeb waxaana uu intaa ku daray in shirka wadatashiga ee soo gaba-gaboobay ay kasoo baxeen waxyaabo dan u ah masiirka dadlka iyo dadka soomaaliyeed.

“Waxaan idinkaga mahadcelinayaa sida aad iiga ajiibteen inaan gogosha wadatashiga aan dhigno Dhuusamareeb aan uga hadalno ayaaha dalka maadaama lagu jiro marxalada kala guud ah loona baahanyahay in si wadajir loo wajaho arrimaha doorashooyinka soo socdo ee 2020/2021 ayuu ku daray madaxweyne Qoor Qoor.

Tags: Munaasabad lagu sagootinayay Wafuudii Shirkii wadatashiga oo lagu qabtay Dhuusamareeb+Sawirro
Previous Post

AUN: Xuska dadkii ku shahiiday Qaraxii Sanad ka hor ka dhacay Dowladda Hoose oo Muqdisho ka socdo

Next Post

Bulshada waxaa u wanaagsan in ay la dagaalanto cunista Qaadka

Next Post
Bulshada waxaa  u wanaagsan in ay la dagaalanto cunista Qaadka

Bulshada waxaa u wanaagsan in ay la dagaalanto cunista Qaadka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

April 23, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...

Golaha Wasiirrada XFS oo meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel

Golaha Wasiirrada XFS oo meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel

April 23, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...

Xoojinta Iskaashiga Soomaaliya iyo Shiinaha ee dhanka Aqoonta iyo Cilmi-baarista

Xoojinta Iskaashiga Soomaaliya iyo Shiinaha ee dhanka Aqoonta iyo Cilmi-baarista

April 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo...

Safiir Maxamed Amiin iyo Guddoomiyaha Culimada Muslimiinta oo kulan muhiim ah ku yeeshay Sacuudiga

Safiir Maxamed Amiin iyo Guddoomiyaha Culimada Muslimiinta oo kulan muhiim ah ku yeeshay Sacuudiga

April 23, 2026
0

Safiirka dawlada Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Mohamed Amin Sheikh Osman ayaa Maanta kulan mira dhal ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In