Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safaaradda JFS ee Suudaan oo Dhalinyaro Soomaaliyeed ka sii daysay xabsiyada dalkaasi

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Safaaradda JFS ee Suudaan oo Dhalinyaro Soomaaliyeed ka sii daysay xabsiyada dalkaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhalinyaradani Soomaaliyeed oo kunool magaalada Khaartuum ee caasimadda Dalka Suudaan ayaa ciidamada ammaanka dalkaasi kala kulmay xarig,kadib markii ciidamadu ay la soo qabteen dad sameynayay banaan baxyo,balse iyagu aanay wax lug ah ku lahayn.

Mas’uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee Suudaan oo ka jawaabayay talaabadaasi ayaa saraakiisha laamaha ammaanka dalkaasi kala hadlay sidii xoriyadooda dib loogu soo celin lahaa dhalinyaradaasi oo kamid ah ardayda wax ka baratay dalkaasi,taasi oo lagu guuleystay.

Related posts

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026

Danjiraha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Suudaan Maxamed Sheekh Isxaaq oo la hadlay (SONNA) ayaa faah faahiyay sababaha ka dambeeya xarigooda,iyo sida ay ku soo daayeen.

Safaaraddu waxay ku guuleysatey in ay xabsiga ka soo deeyso Maalinkii ciida ahayd 10 kamid ah Ardeyda Soomaaliyeed ee Suudan, kuwaas oo ay xireen Booliska dalkaasi,ayagoo salaadii ciida ka soobaxay.”

“Anagoo marwalabo u adeeygeyna muwaadiniinta ayaa Waxaan ku boorineeynaa Jaaliyadda Soomaaliyeed gaar ahaan Ardeyda in ay ka fogaadaan meelaha ay Rabshadaha ka jiraan.” ayuu yiri danjire Maxamed Sheekh Isxaaq.

Sababaha keenay xarigooda ayuu ku tilmamaaya danjire Maxamed Sheekh Isxaaq in ay tahay kadib markii halkaasi ay ka dheceen rabshado ay sameeynayeen bulshooyin kale,balse dhalinyarada.

Tags: Safaaradda JFS ee Suudaan oo Dhalinyaro Soomaaliyeed ka sii daysay xabsiyada dalkaasi
Previous Post

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta Ansixiyey Dib U-eegista Ku noqashada Miisaaniyadda 2020+Sawirro

Next Post

Koofur Galbeed oo Hay’addaha Samafalka ugu baaqay inay doorkooda ka qaataan fatahaadda Webiga Shabeelle+Sawirro

Next Post
Koofur Galbeed oo Hay’addaha Samafalka ugu baaqay inay doorkooda ka qaataan fatahaadda Webiga Shabeelle+Sawirro

Koofur Galbeed oo Hay’addaha Samafalka ugu baaqay inay doorkooda ka qaataan fatahaadda Webiga Shabeelle+Sawirro

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In