Tuesday, August 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ku simaha Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay Ururka Haweenka Dhuusamareeb

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Ku simaha Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay Ururka Haweenka Dhuusamareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku Simaha Madaxwaynaha ahna Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa la kulmay Ururka Haweenka Caasimadda dowlad goboleedka Galmudug ee Dhuusamareeb.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid  ayaa Ururka haweenka magaalada Dhuusamareeb waxa uu kala hadlay arrimaha shirkii wadatashiga madaxda qaranka iyo kuwa dowad goboleedyada eek u qabsoomay dhuusamareeb iyo diyaar garoowga wajiga sedexaad ee shirka dhuusamareeb ee loo balansanyahay 15-ka bishaan .

Related posts

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

August 3, 2026
Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

August 3, 2026

“Waxaan bogaadiyay kaalintii adkeyd oo ay Haweenka Galmudug ka qaateen Shirarkii Wadatashiga ee Dhusamareeb 1 & 2. Waxaana kaloo faray iney u diyaar-garoobaan qabsoomida Shirka Dhuusamareeb 3 oo caasimaddu ay martigelin doonto 15 bishaan Agoosto.ayuu hadalkiisa ku daray ku simaha madaxweynaha Galmudug.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo dhawaan safar shaqo ugu baxay dalka turkiga ayaa sheegay in maalmo kooban uu kusoo laabanayo si loo dar dargaliyo diyaar-garoowga wajiga sedexaad ee shirka wadatashiga madaxda qaran iyo kuwad dowlad goboleedyada oo loogu balansanyahay magaalada Dhuusamareeb 15-ka bishaan.

Tags: Ku simaha Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay Ururka Haweenka Dhuusamareeb
Previous Post

Madaxweyne Deni oo lagu soo dhaweeyay Deegaanka Horogle ee Gobolka Mudug

Next Post

Faahfaahin ka soo baxeeysa diyaaradii ku burburtay Calicut

Next Post
Faahfaahin ka soo baxeeysa diyaaradii ku burburtay Calicut

Faahfaahin ka soo baxeeysa diyaaradii ku burburtay Calicut

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

August 3, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay...

Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

August 3, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo dhaweeyay Wafdiga ka socday Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo dhaweeyay Wafdiga ka socday Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika

August 3, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta...

Shirweynaha Istaraatiijiyadda Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC) oo galay maalintiisa 2aad

Shirweynaha Istaraatiijiyadda Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC) oo galay maalintiisa 2aad

August 3, 2026
0

Shirweynaha Istaraatiijiyadda Dardar-gelinta iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC), oo uu daah furay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In