Sunday, June 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga adeegga Diyaaradaha oo sheegay in qasaaro uu ka soo gaaray xayiraadi Covid-19+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Guddiga adeegga Diyaaradaha oo sheegay in qasaaro uu ka soo gaaray xayiraadi Covid-19+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga adeegga shirkadaha diyaaradaha Soomaaliyeed ayaa sheegay inay qasaareen lacag ka badan 125 milyan sedex bil ee ugu  horeysay inta ay xirnaayeen duulimaadyada gudaha iyo dibada oo loo hakiyay hortaga cudurka safmarka ah Covid-19 hadalkaan ayuu ka sheegay Guddoomiyaha Guddiga adeegay diyaaraha Xasan Xaashi Maxamuud kulan maanta ay usameeyeen maamuska dib-ufurita duulimaayada caalamiga ah,soo dhawyenta maareeyaha Cusub ee hay’adda Duulista Rayidka  iyo ansixinta sharciga maamulka hawada dalka oo intaba laf dhabar u ah howsha adag ay bulshada u hayaan

“Waxaan qasaarnay Sedexdii bil ee ugu horeysay ee xayiraadi duulimaadyada dalka iyo dibadda lacag gaareysa 125 milyan mana helin wax kab aha sidaa daraadeed waxaa suuqa ka baxay shirkado diyaarado oo soo gaaray qasaaro ay ka kabsan Karin ayuu yiri guddoomiye Xasan xaashi

Related posts

Wafdi heer sare ah oo ka socda Aqalka Sare oo ka qeyb galay Shirweynaha 8-aad ee Baarlamaanka Carabta

Wafdi heer sare ah oo ka socda Aqalka Sare oo ka qeyb galay Shirweynaha 8-aad ee Baarlamaanka Carabta

June 27, 2026
Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

June 27, 2026

Maareeyaha ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin ayaa sheegay isagoo kaashanyo madaxda qaranka in la xoojinayo tayada hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed lana soo celinayo maqaamkii ay ku laheyd dunida.

“Waa lagu kalsoonyahay shaqada Hay’adda duulista waxaana hada ka tirsan Ururada caalamiga sida Carabta iyo Africa waxaana ku da daali doonaa inaan hubino tayada  diyaaradaha isticmaalaya dalka ayay ku daray hadalkiisa Maareeye axmed.

Agaasimaha guud ee wasaaradda gadiidka iyo duulista hawada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Gacal Gaaboow ayaa ku booriyay ganacsatada Soomaaliyeed ay maalgashadaan diyaarada Soomaali ariline oo fursado maalgashi ay ka banaan tahay hadane ay fududahay in laga shaqeeyo.

“Shaqo culus ayaan ka soo qabanay dhameystirka sharcigaan iyo dhismaha hay’adda markaan waxaa leenahay ganacsatada Soomaaliyeed waa inaan maalgashataan Soomaali Airline oo hada fursad ay ka banaantahay ayuu yiri agaasime Cali gacab Gaaboow

Dowladda Soomaaliya ayaa 3 bishaan dib ufurtay duulimaadyada caalamiga iyadoo lasoo kordhay sharuuda ku xeeraan dhammaan dadka dalka kabaya ee kuwa soo galiyay si looga tigtoonaado faafitaanka covid-19 .

Tags: Guddiga adeegga Diyaaradaha oo sheegay in qasaaro uu ka soo gaaray xayiraadi Covid-19+Sawirro
Previous Post

Cidanka Xoogga Dalka Oo Taagasho Ku Dilay Labo Ka Tirsan Al-Shabaab Oo Biyaha Webiga Ku Fasaxay Awdheegle “SAWIRRO”

Next Post

Xildhibaanno Iyo Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ka Qeyb Galay Kulan Wada Tashi Ah Oo Lagu Qabtay Boondheere “SAWIRRO”

Next Post
Xildhibaanno Iyo Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ka Qeyb Galay Kulan Wada Tashi Ah Oo Lagu Qabtay Boondheere “SAWIRRO”

Xildhibaanno Iyo Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ka Qeyb Galay Kulan Wada Tashi Ah Oo Lagu Qabtay Boondheere “SAWIRRO”

Wafdi heer sare ah oo ka socda Aqalka Sare oo ka qeyb galay Shirweynaha 8-aad ee Baarlamaanka Carabta

Wafdi heer sare ah oo ka socda Aqalka Sare oo ka qeyb galay Shirweynaha 8-aad ee Baarlamaanka Carabta

June 27, 2026
0

Wafdi heer sare ah oo ka socda Aqalka Sare ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 8-aad ee Baarlamaanka Carabta iyo Guddoomiyaasha...

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maanta oo ku beegan 27-ka Juun, Jamhuuriyadda Jabuuti waxay u dabbaaldegaysaa sannad-guuradii 49-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa ka qaybgalay...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In