Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasinka Waxbrashada Gobalka Baaadir Oo Hambalyo Iyo Bogaadin U Diray Ardayda Kaalimaha Hore Ka Galay Imtixaanka Shahaadiga “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Agaasinka Waxbrashada Gobalka Baaadir Oo Hambalyo Iyo Bogaadin U Diray Ardayda Kaalimaha Hore Ka Galay Imtixaanka Shahaadiga “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Agaasinka Waxbrashada Gobalka Baaadir mudane Cabdiraxmaan Sheekh Cumar ayaa ka Hamblayo iyo bogaadin u diray dhamaan ardayda Soomaaliyeed ee galay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad, isagoo si gaar ah ugu hambalyeeyay tobanka arday ee kaalimaha hore ka galay Imtixaanka.

Agaasime Cabdiraxmaan Sheekh Cumar oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Imtixaanka Shahaadiga fasalka 8-aad ee sanadkaan ay u fadhiistaen 25,426, Arday, kuwaasi oo imtixaanka ku galay 73 xarumood oo hoos yimaada Gobolka Banaadir, isagoo ardayda kaalimaha hore ka gashay imtixaanka ku booriyay dadaalka ay muujiyeen.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Agaasimaha Agaasinka Waxbrashada Gobalka Baaadir mudane Cabdiraxmaan Sheekh Cumar ayaa hoosta ka xariiqay in muddo 30-sano ah kadib uu Maamulka Gobolka Banaadir ku guuleystay in uu qaado Imtixaanka fasalka 8-aad ee Dugsiyada Waxbarashada Gobolka Banaadir, laguna guuleystay in uusan sanadkan bixin qish la xiriira imtixaanka, iyadoo intii imtixaanku socdey ay wadeeen kormeero joogta ah oo ay ku hubinayeen habsami u socodka howlaha imtixaanka.

“Waa tallaabo taariikhi ah in Wasaaradda Waxbarashada ay Maamulka Gobolka Banaadir si toos ah ugu wareejiso waxbarashada dugsiyada Gobolka Banaadir, ayna qaadan doonaan kan maamul ahaan mas’uuliyadda lagu wareejiyay” ayuu yiri Agaasimaha Agaasinka Waxbrashada Gobalka Baaadir mudane Cabdiraxmaan Sheekh Cumar

Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Cumar ayaa uga mahadceliyay howlwadeenada iyo guddiga Waxbarashada Gobolka Banaadir ee suurta geliyay inay si habsami leh ay ku dhacdo imtixaanka, maantana lagu dhawaaqay natiijadii Imtixaanka oo ah tallaabo aad loogu farxo.

Previous Post

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Si Rasmi Ah U Shaaciyay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-Aad Ee Sanad Dugsiyeedka 2019-2020 “SAWIRRO”

Next Post

Dowladda Turkiga Oo Soomaaliya Ka Caawineysa U Diyaar Garoowga Iyo Maareynta Musiibooyinka

Next Post
Dowladda Turkiga Oo Soomaaliya Ka Caawineysa U Diyaar Garoowga Iyo Maareynta Musiibooyinka

Dowladda Turkiga Oo Soomaaliya Ka Caawineysa U Diyaar Garoowga Iyo Maareynta Musiibooyinka

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In