Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaarada Qorshaynta Galmudug Oo Magaalada Samareeb Shir Wadatashi Ah Kula Yeelatay Hay’adaha Ka Howlgala Galmudug “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasaarada Qorshaynta Galmudug Oo Magaalada Samareeb Shir Wadatashi Ah Kula Yeelatay Hay’adaha Ka Howlgala Galmudug “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta, Dhaqaalaha iyo iskaashiga Caalamiga ee Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa maanta shir wada-tashi ah la yeelatay Hay’adaha Wadaniga ah iyo kuwa Caalamiga ah ee ka howlgala Deegaanada Galmudug.

Ujeedka shirka ayaa ah in hay’adaha ka Howlgala Galmudug lagala tashado Xeerka oo ay Wasaaraddu doonayso in la sharciyeeyo si uu Bud-dhig ugu noqdo shaqooyinka socanaya.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Mudane Cabdinaasir Geelle Cilmi oo daah furay shirka ayaa sheegay in ay wadaan wadatashiyo ku aadan xeerka  ay Wasaaradda gacanta ku heyso inta aan la hor gayn golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Galmudug.

Ugu dambayn Agaasimaha Wasaaradda Qorshaynta Galmudug Cabdullaahi Sakiin oo shirkan soo gabagabeeyey ayaa uga mahadceliyey ka qaybgalayaasha sida wanaagsan ay aragtidooda u soo gudbiyeen, waxa uuna xusay inay Wadashaqayntu tahay mid lagama maarmaan ah

Previous Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray go’aano ku socdo dugsiyadda waxbarashada ee Gobolka.

Next Post

Madaxweyne Ku-Xigeenka Galmudug Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Ku-Xigeenka Galmudug Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Muqdisho “SAWIRRO”

Madaxweyne Ku-Xigeenka Galmudug Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Muqdisho “SAWIRRO”

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In