Tuesday, April 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka degmada Cadaado ayaa howla nadafadeed ka sameeya duleed magaalada Cadaado”Sawirro”.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka degmada Cadaado ayaa howla nadafadeed ka sameeya duleed magaalada Cadaado”Sawirro”.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Dowlada Hoose ee Degmada Cadaado ayaa ku dhaqaaqay olole nadafadeed  oo laga sameeyay duleedka degmadaasi oo hooy u aheyd qashinka faraha badan ee lagu daadiyo halkaasi.

Gudoomiyaha degmada Cadaado C/laahi C/raxmaan Tootoole ayaa sheegay in la nadiifiyey qashinkii ay horey bulshadu u geeyeen halkaasi,wuxuuna intaa ku daray in wixii manta ka dambeeya aan la ogoleyn qashin in la geeyo ama lagu daadiyo dhanka waqooyi ee Magaalada Cadaado.

Related posts

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

April 21, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026

Gudoomiyaha ayaa amar ku bixiyey in la ganaaxo, lana xiro cidii danbe ee halkaas qashin geysa,iyadoo arimahaasi fulintooda  ay la wareegeen taliyaha guutada 13-aad qaybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka Tima-dheere iyo taliyaha saldhigga Degmada Cadaado Cali Dheere.

Previous Post

Wafdigii gaaray Baladweyne oo Dhagax dhigay qeyb cusub oo lagu kordhinayo Garoonka ugaas khaliif+Sawirro

Next Post

Turkiga oo ku adkaysanaya Mowqifkiisa Caalamiga ah ee ku salaysan soo Saarida Gaaska Dabiiciga ah.

Next Post
Turkiga oo ku adkaysanaya Mowqifkiisa Caalamiga ah ee ku salaysan soo Saarida Gaaska Dabiiciga ah.

Turkiga oo ku adkaysanaya Mowqifkiisa Caalamiga ah ee ku salaysan soo Saarida Gaaska Dabiiciga ah.

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

April 21, 2026
0

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

April 21, 2026
0

Kalfadhigii ugu horreeyay ee Guddiga Fulinta ee UN-Habitat ee sanadkaan ayaa ka qabsoomay Xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada Nairobi, iyadoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta Dalka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta Dalka

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In