Sunday, September 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Tabio Massimo oo xarigga ka jaray mashruuc laga fuliyay isbitaalka Laa-saleeti+Sawirro

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Tabio Massimo oo xarigga ka jaray mashruuc laga fuliyay isbitaalka Laa-saleeti+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo siihayaha safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya ayaa maanta si wadajir ah xarigga uga jaray mashruuc ka kooban biyo nadiifiye iyo koronto oo ay dowladda Talyaaniga ka hirgelisay isbitaalka Laa-saleeti ee magaalada Muqdisho.

Hay’adda CIMIC Group ayaa isbitaalka Laa-saleeti gaar ahaan qeybta lagu xanaaneeyo dadka qaba xanuunka dhimirka ka fulisay mashaariicdaan,taas oo ay ka mahadceliyeen maamulka isbitaalka.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

September 19, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

September 19, 2026

Madaxa isbitaalka Laa-saleeti Faadumo Cabdi Macow ayaa dowladda Talyaaniga iyo maamulka gobolka uga mahadcelisay mashruucaan ay ka fuliyeen isbitaalka.

Sii hayaha safiirka dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Danjire Tabio Massimo ayaa ugu hambalyeeyay shaqaalaha hay’adda CIMIC GROUP mashaariicda ay ka fuliyeen isbitaalka, wuxuuna ku dhiirigeliyay in ay sii wadaan adeegyada hormarinta.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa hay’adda CIMIC GROUP (Simik Guruub) uga mahadceliyay mashruucaan, isagoo ka codsaday in ay baahiso mashruuca si loo gaarsiiyo qeybaha kale ee isbitaalka.

Isbitaalka Laa-saleeti degmada C/casiis ayaa ka koobnaa jiray qeybo badan oo lagula tacaalo dadka qaba cudarada kala duwan oo ay kamid yihiin kuwa faafa, waxaana hadda dib u soo kabanaya adeegyadii uu qaban jiray.

Previous Post

Tababbar ku saabsan diiwaan-galinta rasmiga ah oo Dhuusamareeb uga furmay howl-wadeennada xafiisyada GMDQ ee dowlad goboleedyada+SAWIRRO

Next Post

Sii hayaha Ra’iisul wasaaraha dalka oo guddoomiyey shir looga hadlayey soo saarista shidaalka Soomaaliya

Next Post
Sii hayaha Ra’iisul wasaaraha dalka oo guddoomiyey shir  looga hadlayey soo saarista shidaalka Soomaaliya

Sii hayaha Ra’iisul wasaaraha dalka oo guddoomiyey shir looga hadlayey soo saarista shidaalka Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

September 19, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

September 19, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasi...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

September 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul...

Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga oo lagu qabtay Muqdisho

Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga oo lagu qabtay Muqdisho

September 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In