Wednesday, October 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababbar ku saabsan diiwaan-galinta rasmiga ah oo Dhuusamareeb uga furmay howl-wadeennada xafiisyada GMDQ ee dowlad goboleedyada+SAWIRRO

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Tababbar ku saabsan diiwaan-galinta rasmiga ah oo Dhuusamareeb uga furmay howl-wadeennada xafiisyada GMDQ ee dowlad goboleedyada+SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababbarkaanย  ku saabsan diiwaangalinta rasmiga ah ee howlwadeennada Xafiisyada Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ee Maamul Goboleedyada ayaa looga furay magaalada Dhusamreeb, waxaana furitaanka ka Qaybgalay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug anha Ku-simaha Madaxwaynaha Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal.

ย Maxamed Cumar Xaydara Diiwaan hayaha Xisbiyadda ayaa ugu horayn ka waramay Furitaanka waxa uuna xusay in Xisbiyada loo fududaynayo Diwaangalinta, Tababbarkana loogaa Faa’iidaysan doono Habka wax loo diiwaangaliyo.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

ย Xaliimo Ismaaciil Ibraahim Gudoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaaย  Xustay in Maadaama Sharcigii Xisbiyada Dib-u-habayn lagu sameeyey loo baahday in Howl-wadeennada loo Tababbaro si ay ula jaanqaadaan.

ย Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Ahna kusimaha Madaxwaynaha Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa Gabagabada ka hadlay waxa uuna sheegay in ka Maamul ahaan Guddiga ay ka Gacan siinayaan arrimaha Doorashooyinka.

ย Howl-wadeenada Xafiisyada Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa Muddo Saddex Maalmood ah qaadan doona Tababbarkaan ku saabsan Diiwaangalinta Rasmiga ah.

Previous Post

Taliska Booliiska Hirshabeelle oo amarro cusub ka soo saaray gawaarida muraayadaha madow.

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Tabio Massimo oo xarigga ka jaray mashruuc laga fuliyay isbitaalka Laa-saleeti+Sawirro

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Tabio Massimo oo xarigga ka jaray mashruuc laga fuliyay isbitaalka Laa-saleeti+Sawirro

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Tabio Massimo oo xarigga ka jaray mashruuc laga fuliyay isbitaalka Laa-saleeti+Sawirro

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In