Sunday, November 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sacuudiga oo Sheegay in uu ka Hortagay Gentaalo Lagu Soo Tuurey

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Sacuudiga oo Sheegay in uu ka Hortagay Gentaalo Lagu Soo Tuurey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isbaheysiga Sacuudiga hogaamiyo ee dagaalka ka wada Yeman ayaa maanta Khamiis ah sheegay in ay hawada ku burburiyeen gentaalo Xuuthiyiinta Yeman ku soo tureen magaalada Najraan ee Sacuudiga, sida ay sheegtay wakaaladda wararka SPA.

Subaxnimadii hore ee khamiistan maanta, isbaheysiga waxay sheegeen in ay burburiyeen diyaaradaha aan duuliyaha laheydย  oo qaraxyo lagu soo xirey kuwaas oo kooxda Xuuthiyiinta ku soo ganeen jahada magaalada Sacuudiga ee Najraan.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š Q๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ซ๐ข๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐›๐š๐ฒ๐ฌ๐ก๐š

November 28, 2026
Guddoomiyaha SoDMA  oo kulan miro-dhal ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

November 28, 2026

Huwanta Sacuudiga hogaamiyo ayaa bilihii u dambeeyay waxaa ay ku celcelinayeen wararka ku saabsan weerarada gentaalada ah ee Xuuthiyiinta la beegsadaan bartilmaameedyo Sacuudiga ku yaala.

Yeman ayaa tan iyo 2014 waxay ku jirtaa dagaal saameeyay guud ahaan dalkaas, waxaa uu u dhexeeyaa kooxda Iraan taageerto ee Xuuthiyiinta iyo huwanta Sacuudiga hogaamiyo ee ka socda dalalka Suniga ah.

Bishii maarso 2015, ayuu bilowday dagaalka u dhexeeyay isbaheysiga Sacuudiga hogaamiyo iyo Xuuthiyiintaย  waxaana u jeedku ahaa in xukunka lagu soo celiyay dowladda madaxweyne Cabdi Rabbi Mansoor Haadi oo Xuuthiyiinta xukunka ka fara maroojiyeen 2014.

Dagaalka Yeman waxaa ku dhintay in ka badan 100,000ย  oo ruux, iyadoo ย 80% ย bulshada Yeman ku tiirsan yihiin kaalmo dibadda ah halka malaayiin kale qarka u saaran yihiin macluul, sida ay sheegeen heyโ€™adda gargaarka.

Previous Post

Jaamacadda Carabta oo Awoodi Waaysay Cambaareynta Heshiiska Imaaraadka iyo Isreal

Next Post

Dab Xoogan oo ka kacay Dekada magaalada Beyruut ee Lubnaan -Sawirro

Next Post
Dab Xoogan oo ka kacay Dekada magaalada Beyruut ee Lubnaan -Sawirro

Dab Xoogan oo ka kacay Dekada magaalada Beyruut ee Lubnaan -Sawirro

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š Q๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ซ๐ข๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐›๐š๐ฒ๐ฌ๐ก๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š Q๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ซ๐ข๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐›๐š๐ฒ๐ฌ๐ก๐š

November 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo Daah-furay Olalaha Qaran ee Tallaalka Ciribtirka Cudurka Dabaysha, ayaa...

Guddoomiyaha SoDMA  oo kulan miro-dhal ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

November 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo safar shaqo ku jooga caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb,...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Hayโ€™adda Socdaalka

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Hayโ€™adda Socdaalka

November 28, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta xarunta Wasaaradda kula...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay hoggaanka Jaamacadda Sombridge

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay hoggaanka Jaamacadda Sombridge

November 28, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xarunta Wasaaradda kula kulmay Guddoomiyaha Jaamacadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In