Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoon isweydaarsi ku saabsan ka hortaga Fikirka Xagjirka oo lagu qabtay Kismaayo

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Aqoon isweydaarsi ku saabsan ka hortaga Fikirka Xagjirka oo lagu qabtay Kismaayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqoon isweydaarsi ku saabsan ka hortaga fikirka xagjirka iyo maandooriyaha oo ay si wada jir ah usoo qabanqaabiyeen wasaaradaha Cadaaladda heer Federaal iyo heer Dowlad gobolleed ayaa lagu qabtay magaalada kismaayo ee xarunta KMG ah maamulka Jubbaland.

Madasha waxaa lagu casuumay culumada magalada Kismaayo,waxaana lagula taliyay culumada in ay doorkooda wacyi galinta qaataan si loo badbaadiyo dhalinyarada aaminsan fikirka xagnirnimada.

Related posts

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

February 3, 2026
Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

February 3, 2026

Agaasimaha waaxda Cadaaladda iyo arrimaha Diinta jubbaland oo goobta ka hadlay ayaa kula dardaarmay culumada in ay muujiyaan doorkooda ku aadan ka hortagida fikirka guracan ee argagixisada.

Dhaqangelinta Istraatejiyada  ka hortaga fikirka xagjirka ah ayaa ahmiyad gaar ah u leh dalka si loo helo busho amni iyo nabad ku wada nool.

Tags: Aqoon isweydaarsi ku saabsan ka hortaga Fikirka Xagjirka oo lagu qabtay Kismaayo
Previous Post

Madaxwene Farmaajo oo furay shirkii DF iyo Dowlad goboleedyada (sawirro)

Next Post

Guddiga Maaliyadda Golah Shacabka Oo Maanta Kulan Yeeshay+Sawirro

Next Post
Guddiga Maaliyadda Golah Shacabka Oo Maanta Kulan Yeeshay+Sawirro

Guddiga Maaliyadda Golah Shacabka Oo Maanta Kulan Yeeshay+Sawirro

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

February 3, 2026
0

Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa toogasho lagu fuliyey Hodan Maxamuud Diiriye oo  Maxkamad ku taalla Puntland ay dil toogasho ah horay...

Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

February 3, 2026
0

Duqeyn culus ayaa saacadihii dambe ee xalay lagu beegsaday Khawaari muddooyinkii dambe godad ka qodanayay deegaanka Geedi-xeyr oo Waqooyi kaga...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026
0

Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In