Monday, May 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Sheegay In Dagaalka Bulacle Lagu Dilay 16 Ka Tirsan Al-Shabaab

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Sheegay In Dagaalka Bulacle Lagu Dilay 16 Ka Tirsan Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka aan ka helayno degaanka Bulacle ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xooggan oo u dhexeeya maleeshiyada Al-Shabaab iyo Ciidanka xoogga dalka uu halkaasi ka qaraxay, isla markaana jab xoogan loo geystay argagixisada Al-Shabaab.

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ka war helay in degaanka Bulacle ee Gobolka Galgaduud ay isku aruursanayeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, kadibna ay bilaabeen inay ku baxaan deegaanka oo ay jab u geystaan argagixisada Al-Shabaab.

Related posts

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

May 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage oo la hadlay Idaacada Ciidamada ayaa sheegay in dagaalka Bulacle lagu dilay maleyshiyaad iyo Horjogayaal ka tirsan Nabadiidka Al-Shabaab.

Generaal Odowaa Yuusuf Raage waxa uu tilmaamay in dagaalka lagu dilay ku dhawaad 16 ka tirsan Nabadiidka Al-Shabaab

Ugu dambeynti Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa xusay in dagaalka Al-Shabaab looga qabsaday sideed qori uu isugu jira Ak47, PKM iyo Hal qori oo saban ah (RBG rocket).

Previous Post

Suudaan Oo Dadaal Ugu Jirta Sidii Looga Saari Lahaa Liiska Argagixisada

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Mas’uuliyiin Kale Oo Ka Qeyb Galay Kulan Qado Sharaf Ah “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Mas’uuliyiin Kale Oo Ka Qeyb Galay Kulan Qado Sharaf Ah “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Mas’uuliyiin Kale Oo Ka Qeyb Galay Kulan Qado Sharaf Ah “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

May 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Yugaandha,...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026
0

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS ayaa ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

May 11, 2026
0

Nayroobi, Kenya – 11 Maajo 2026---Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay wejiga koowaad ee barnaamij...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Biljimka oo ku baaqday ka qaybgalka doorashooyinka ka socda dalka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Biljimka oo ku baaqday ka qaybgalka doorashooyinka ka socda dalka

May 11, 2026
0

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Biljimka ayaa ku baaqday midnimo iyo in shacabka Soomaaliyeed ay si firfircoon uga qayb...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In