Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Mareykanka oo ku baaqay in Shiinaha lagula xisaabtamo faafitaanka cudurka Corona

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Mareykanka oo ku baaqay in Shiinaha lagula xisaabtamo faafitaanka cudurka Corona
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump  ayaa  ka codsaday Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay in Madaxda shiinaha lagula xisaabtamo faafitaanka cudurka karoona.

Codsiga Trump ayaa khubad  ka soo  jeediyay kalfadhiga 75aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay.

Related posts

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026

koox wariyeyaal ah oo ka tirsan Aqalka Cad ayaa soo daabacay qaybo ka mid khubadi uu soo jeediyay Madaxweyn Trump sidan ayee ahayd: “Maalmihii ugu horeeyay ee cudurka  karoona  kadillaacay gudaha dalka Shiinaha  wuxuu joojiyay isku socodka  gudaha dalka, laakiinse wuxuu u ogolaaday in duulimaadyada caalamiga,  taas qayb ka qaadatay  fiditaanka  cudurka karoona  adduunka intiisa kale. ”

Madaxweynaha Mareykanka ayaa dhowr jeer khudbadiisa ku tilmaamay “Fayraska Shiinaha,” isagoo yiri “Qaramada Midoobay waa inay Shiinaha kula xisaabtantaa Masuuliya dara  ay ku kaceen madaxda dalka shiinaha.”

Trump ayaa si isdaba joog ah carabka ugu adkeeyay in maamulkiisu uu Shiinaha si buuxda masuul uga yahay faafida cudurka karoona ee ku faafaya aduunka, asaga oo ku eedeeyay wadanka  shiinaha inuu hayay macluumaadka ku saabsan  khatarta cudurkan., wuxuuna  intaas ku siidaray hadalkiisa  in mas’uuliyiinta shiinuha ay joojin karaan faafidika cudurka hadi ay khatar cudurka ay  lawadaage lahaa dunidoo oo dham si u sameeyaan ka hortago ku filan .

Shiinaha ayaa ah  dalka ugu horeeya adduunka oo ka dilaaco cudurka karoona biloowgi sanadki hore 2019

Tags: Madaxweynaha Mareykanka ku baaqayaa in Shiinaha lagula xisaabtamo faafitaanka cudurka Corona
Previous Post

Wasaaradda Qorsheynta XFS Oo Muqdisho Ka Furtay Tababar Ku Saabsan Maamulka Mashaariicda Midowga Yurub Ee Soomaaliya+Sawirro

Next Post

Golaha Shacabka oo Berri U Codeynaya Kalsooni Siinta  Ra’isul Wasaaraha Magacaaban

Next Post
Golaha Shacabka oo Berri U Codeynaya Kalsooni Siinta  Ra’isul Wasaaraha Magacaaban

Golaha Shacabka oo Berri U Codeynaya Kalsooni Siinta  Ra'isul Wasaaraha Magacaaban

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa xalay xaafadda Galmudug ee degmada Garasbaaley ka fuliyey howlgal...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

July 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In