Wednesday, April 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan Lagu Tageeerayay Ra’iisu Wasaare Rooble Oo Lagu Qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Kulan Lagu Tageeerayay Ra’iisu Wasaare Rooble Oo Lagu Qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Manaasabadaan oo ujeedkeedu ahaa soo dhaweynaynta Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Eng Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa ka soo qeyb galay Haweenka, Culimaa’udiinka, Nabadoonada, siyaasiyiinta iyo Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana soo qaban qaabiyay dhallinyarada beesha Galmaax Yoonis, kaasi oo lagu taageerayay Ra’iisul Wasaaraha dalka.

Qaar ka mid ah ka qeyb galayaasha oo munaasabadda ka hadlay ayaa soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaare Rooble, waxayna ka dalbadeen in saamigi ay ku lahaayeen siyaasadda uu ka siiyo Xukuumaddiisa cusub ee uu soo dhisayo.

Related posts

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026

Cabdiqaadir Maxamed Cali oo ka mid ah lataliyeyaasha Madaxtooyada Qaranka ayaa soo dhaweyn kaddib Madaxda Qaranka ka rajeeyay in ay dhageysan doonaan cabashadooda ku aadan helidda saamiga ay ku leeyihiin hogaaminta siyaasadda dalka.

Previous Post

Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir Oo Ka Wada Hadlay Tacadiyada Loo Gaysto Haweenka

Next Post

Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Meelmariyay Heshiiska Iskaashiga Waxbarashada Ee Soomaaliya Iyo Turkiga “SAWIRRO”

Next Post
Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Meelmariyay Heshiiska Iskaashiga Waxbarashada Ee Soomaaliya Iyo Turkiga “SAWIRRO”

Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Meelmariyay Heshiiska Iskaashiga Waxbarashada Ee Soomaaliya Iyo Turkiga “SAWIRRO”

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In